1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiikh Yuusuf Ceynte Oo Dhaawacmay, Akhriso Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca Inta la xaqiijiey 11 qof ayaa ku dhimatay halka 16 kale ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay agagaarka Hotel Weheliye, waddada Maka Al-mukarama ee bartamaha Muqdisho. Dadka dhaawaca ah waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka: Waa in Sharciga Doorashada La Meel-mariyaa June. Mahad Salaad: Macquul Ma Aha Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa hey’adaha dowladda ee federaalka ah ugu baaqay iney meel mariyaan sharciga doorashooyinka June sanadkan, taasi oo u golol xaareysa iney doorasho dhacdo 2020-ka. Qaraar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Faah-faahiyey Heerka uu Joogo Qabyo-tiro Dastuurka KMG ah Madaxweynaha Soomaaliya oo shalay ka hadlayey xafladda furitaanka kalfadhiga 5aad ee golaha shacabka ayaa sheegay in dowladdiisu ay diyaarisay dhammaan xulashooyinka Qodobada Dastuurka ee ay Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Xireysa Xerada Qaxootiga Ee Dhadhaab, August Sanadkan Dowladda Kenya ayaa qorsheyneysa iney xirto xerada qaxootiga ee Dhadhaab bisha August ee sanadkan. Waa xero qaxooti midda ugu weyn caalamka, waxaana ku jira in ka badan 230,000 oo ah…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Farmaajo Oo Furay Kalfadhiga 5aad Ee Golaha Shacabka, Kana Hadlay Arrimo Badan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibkiisa dastuuriga ah ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhigga shanaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha oo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Xisbiyo Qaran Oo Walaac Ka Muujiyey Xaaladda Amni Ee Soomaaliya Qaar ka mid ah xisabiyada qaran ee Soomaaliya gaar ahaan xisbiyada kala ah: HIMILO QARAN, Ilays, UPD iyo Wadajir, ayaa qoraal wadajir ah kasoo saaray xaaladda amni ee Muqdisho iyo ciidamada gadooday.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad isugu jiro Ciidan iyo Maleeshiyo oo la xukumay. Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa kuwada xukuntay min (8)-Sideed sano oo xabsi ciidan ah Maxamed Cali Cabdi Cali, Maxamed Cismaan Camaleey, Cabdifitaax Cali Cabdullaahi, Axmed Cabdi Rooble …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya Oo Sheegtay In Golan Tahay Dhul Ay Leedahay Suuriya Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay caddaynaysaa mowqifkeeda sugan oo ah in dhulka buuralayda Golan uu yahay dhul Suuriya ay leedahay oo Israa’iil ay xoog iyo sharci darro ku heysato…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho Hal qof ayaa ku dhintay halka labo kale ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo ka dhacay isgoyska Taleex, agagaarka KM4 ee magaalada Muqdisho. Darawalka gaari Noah ayaa halkaasi ku dhintay,…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Guul-darradiisa iyo Ka Adkaashiyo La’aanta Al-shabaab Dusha Ka Saaray Xoogga Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo shalay oo isniin aheyd kormeel ku tagay dugsiga Janaraal Goordon iyo taliska guud ayaa khudbad uu halkaasi ka jeediyey isaga fogeeyey guul-darradiisa amniga, isaga…