7 daqiiqo Sheeko:War 2 Sano Kadib, Madaxweyne Farmaajo Ballanqaadkiisii Aan Miro Dhalin Iyo Mahadhooyinkii Laga Dhexlay! Tartankii loo galay xilka madaxtinnimada Soomaaliya 8 Feberaayo 2017 waxaa ku guuleystay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Intii lagu jiray ololaha doorashada wuxuu sheegay in ay ka go’an tahay in uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo: Warfaafintu Weligood Kama Hadlaan waxa Wanaagsan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maanta ka hadlay xiritaanka shirka garsoorka ayaa weerar afka ku qaaday warfaafinta isaga oo ku eedeeyey in aaney ka hadlin wanaagga. Mudane Farmaajo oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare Oo Mar Kale Sameeyey Isku Shaandheyn Golihiisa Wasiirrada Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sameeyay isku shaandheyntii 2aad muddo labo todobaad gudahood, isaga oo magacaabay wasiirro cusub. Akhriso: Isku Shaandheynta Golaha Wasiirrada Hirshabeelle:
2 daqiiqo Sheeko:Dalka London: Dibadbax Looga Soo Horjeedo Shirka Shidaalka Soomaaliya Oo Maanta Dhacaya Maanta oo khamiis ah waxaa magaalada London ka dhacaya dibadbax weyn, oo looga soo horjeedo shirka shidaalka Soomaalida. Arrintan ayaa imaaneysa xilli ay shirkaasi qaadhaceen guddiyada kheyraadka ee labada gole…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka London: Wax Ka Ogow Dibadbaxa Looga Soo Horjeedo Xaraashka Shidaalka Soomaaliya Berri oo khamiis ah waxaa magaalada London ka dhacaya dibadbax looga soo horjeedo xaraashka shidaalka Soomaalida. Arrintan ayaa imaaneysa xilli ay shirkaasi qaadhaceen guddiyada kheyraadka ee labada gole ee baarlamaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Oo Ka Jawaabi La’ Cabashada Ardeyda Aragga La’ 27 ardey oo ka mid ah kuwa aragga la’ ayaa ka walwalsan sida ay ugu fariisan-doonaan imtixaanka shahaadiga ah ee dowladda federaalka ah kadib markii ay wasaaradda waxbarashada ka jawaabi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare Oo Ka Horyimid Shirka Shidaalka Ee London Guddiga kheyraadka qaranka ee golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa ka soo horjeestay shirka looga hadlayo Shidaalka ee maalinta khamiista ah ka dhacaya magaalada London ee dalka Ingiriiska.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Wadajir Oo Ka Horyimid Shirka Shidaalka Ee London Xisbiga Wadajir oo ka mid ah axsaabta siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa ka mid noqday xisbiyada ka horyimid shirka xaraashka bolookyada shidaalka ee ka dhacaya London 7-bada bishan. Qoraal ka soo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaahira: Jaaliyadda Soomaaliyeed Oo Ka Sheeganaya Dhac, Jir Dil iyo Faquuqa Ciidamada Masar Ardey iyo xubno ka tirsan jaaliyadda Soomaalida ee dalka Masar, gaar ahaan kuwa ku nool Madiinat Al-Nasri, Qeybta 1aad ayaa ka sheeganaya dhibaatooyin isugu jira dhac, jir dil iyo beegsi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka El Salvador: Waxaa Madaxweyne Loo Doortay Nin Asal Ahaan Kasoo Jeeda Falastiin Nayib Bukele, oo horay u soo noqday duqa caasimadda El Salvador ayaa ku guuleystay doorasho axaddii ka dhacday dalkaasi, isaga oo soo afjaray nus qarni dalkaasi ay heysteen 2 xisbi.…