2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida Oo Sheegtay Dayacaad Iyo Dambiyo Lagu Galo Hubka Ciidamada Qalabka Sida G/Sare Cabdullahi Buule Kamey oo ka tirsan Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay sida loo dayacay hubka ciidamada qalabka sida, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Milyan Iyo Bar Qof Ayaa u Baahan Gargaar Degdeg Ah Guddoomiyaha hay’adda u diyaar-garowga aafooyinka iyo keydka raashinka Somaliland, Faysal Cali Sheekh ayaa sheegay in hal milyan iyo shan boqol oo kun oo qof (1,500,000) ay u baahan yihiin gargaar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Sheegay in 27 Ka Dileen Al-shabaab 4tii Maalin Ee Lasoo Dhaafay Militariga Mareykanka ayaa sheegay inay dileen 13 xubin oo ka tirsan Al-shabaab, meelo 48 km dibadda ka ah caasimadda Muqdisho. Duqeyntan ayaa jimcihii ka dhacday agagaarka Gandarshe ee gobolka Shabeellada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacayada Wasiirrada Cusub Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Koofur galbeed Cabdi Casis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa magacaabay qaar ka mid ah golaha wasiirada KGS. Akhriso:
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Villa Somalia Oo Barnaamijka Farmaajo Ka soo Min-guurisay Madaxtooyada Kenya!! Sida caadada ah, madaxweyne walba xilliga doorashada waxaa uu la yimaadaa barnaamij siyaasadeed uu ku hago dalka, laguna xisaabtamo, taasi oo lagu daabaco baraha faafinta rasmiga ah ee dowladda. Muddadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Sheegay In Dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyada Ay Heshiiyeen Madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf oo gaaray Gaalkacyo ayaa ka hadlay heshiis uu sheegay inay wada gaareen dowladda federaalka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Ka tirsanaa Ciidamada Oo Lagu Dilay Xamarweyne Askari ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saaka lagu toogtay dagmada Xamarweyn ee gobolkan Banaadir. Labo nin oo ku hubeysnaa bastoolado ayaa toogtay askarigan oo ka tirsanaa ciimada xoogga…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Midowga Nabada iyo Horumarka Oo Dalbaday In La Joojiyo Shirka Xaraashka Shidaalka Soomaaliya Kulan lagu xaraashayo shidaalka Soomaaliya ayaa 7da Febraayo 2019 qorshaysan in lagu qabto magaalada London. Kulanka waxa ka soo qaybgelaya shirkado u tartami doona shatiga qodista shidaalka ee loo yaqaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Doontii Ku Quustay Djibouti Weli waxaa socda dadaalka kooxada gargaarka ay ku baadi-goobayaan dadka lagu la’yahay doon ku quustay xeebta Abok ee dalka Djibouti, taasi oo ay saarnaayeen 130 qof, oo 16 ay haween…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UN-ka Iyo Soomaaliya Oo Ku Heshiiyey Wada Shaqeyn Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay madaxa waaxda siyaasadda iyo dhismaha nabadda qaramada midoobay (DPPA), Rosemary DiCarlo. Kulanka ayaa looga…