1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ingiriiska Oo Safiir Cusub u soo Magacaabay Soomaaliya Boqoradda Ingiriiska ayaa Mr. Ben Fender Obe u soo magacawday safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya, waxaa uu badalayaa Mr. David Concar. Mr. Ben Fender Obe ayaa soo shaqo geli-doona February 2019,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya Oo Sheegtay In ay Duqeyn Cirka Ah Al-shabaab Uga Dishay 35, oo Ay Saraakiil Ku Jiraan Ciidamada cirka Itoobiya ayaa sheegay in ay Al-shabaab u gesyteen duqeyn cirka ah oo socotay 44 daqiiqo, taasi oo ka dhacday Buur Haybe oo 75 km bariga ka xigta Baydhabo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah-faahin: Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Qaraxa maanta ka dhacay duleedka Muqdisho waxaa la sheegayaa in lala beegsaday gaari ay la socdeen ajaanib u shaqeynayey mid ka mid ah shirkadaha ka howlgala Muqdisho. Inta la xaqiijiyey…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sidee Aqoonyahanka iyo Axsaabta Uga Hadleen Warkii Madaxweyne Yoweri Museveni? Aqoonyahanno iyo axsaab siyaasadeed oo ka hadlay waxa uu ka dhiganyahay warkii Yoweri Museveni ee ahaa in Soomaaliya ay ku jirto dalalka aanan laheyn maamul iyo dowladnimo dhab ah ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Sano Kadib Amarkii Trump uu Albaabada Mareykanka uga Xirtay 7 Dal oo Ay Soomaaliya Ku Jirto Amarkaasi dartii, waxaa kala irdhoobey qoysas badan, dadka musaafirka ahaa oo jaho-wareer ku dhacay, arday ayaa jaamacado tagi waayey, caruur iyo waalid ayaan is arkin, dadka xanuunsan iyo dad dhintay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shabeellada Hoose: Taliyaha Uganda Oo Booqday Fariisimaha Ciidamadiisa Taliya ciidanka Uganda ee Soomaaliya Brig. Gen. Michael Kabango ayaa todobaadkan booqday goobaha ay ciidamada Uganda ka joogaan Barawe iyo Maryan Gubay, si uu u hubiyo qaabka shaqo. Ciidamada uu booqday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yoweri Museveni: Soomaaliya Waa Dalalka Aaney Ka Jirin Maamul iyo Dowladnimo Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni oo maanta ka hadlayey shir ku saabsanaa garsoorka dalkiisa ayaa sheegay inay jiraan dalal aan dowladnimo ka jirin, isla markaana aan maamul laheyn, Soomaaliya ayuu tusaale…
3 daqiiqo Sheeko:War Ra’yi Xildhibaan: Caleemo saar Mise Dood, Garnaqsi is fahan Kadib is Cafin (Markaan tabar hayey talo ma hayn, hadoon talo hayana tabar ma hayo)…..26/01/2019, waxaa Garoowe ka dhacday xaflad uu marti galin teeda lahaa Madaxwaynaha cusub ee Puntland Saciid Dani. Xaflada oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deni: Dowladda Federaalka Ah iyo Dowlad Goboleedyada Waxaa Ay Kulmayaan March Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo goordhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in uu aqbalay soo-jeedin ka timid madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ah in gobol nabadeed oo lagu golol…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Xildhibaan Loogu Doortay Golaha Shacabka Isaga Oo Aan La Hareer Fadhin Cabdullahi Sheekh Maxamed ayaa maanta ku guuleystay doorashada kursi bannaanaa oo golaha shacabka ah, doorashada ayaa ka dhacday Baydhabo. Kursigan ayaa waxaa April 2018 ka dhintay Xildhibaan Khaliif Sheekh C/laahi…