1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Tirada Dadka Oo Aad u Korartay 200 Ee Sano Ee Ugu Dambeysay Dunidan inta ay jirto da’ ahaan lama sheegi karo, laakin waxaa la sheegi karaa inta ku nool iyo meelaha ay kala joogaan. 200 oo sano ka hor waxaa joogtay keliya…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo 2 Sano: “Nabaddoon Ayaan Noqonaa” ilaa “I Cafiya” Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay xafladdii caleemo saarka madaxweynaha Puntland Saciid Deni codsaday in la cafiyo, isaguna uu cafiyey, lana shaqeyn-doono dadka wax ka tabanaya. Mudane Farmaajo oo…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Ogow Qaabka Ay Shirkadda Soma Oil & Gas Ku Xulatay 12 Block Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa waxaa Febraayo 7, 2019-ka, bixin-doontaa qandaraas balook- yo dhan 206 oo ku saabsan baarista shidaalka ku jira xeebaha koonfurta Soomaaliya, shirka waxaa uu ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Oo Ka Hadashay Shirka London Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay shir lagu qabanayo London-U.K oo lagu iibin-doono Blocs ka tirsan shidaalka Soomaaliya. Halkan Hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka:…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiiska Itoobiya Iyo Jabhado Hubeysan Dowladda Itoobiya ayaa la sheegayaa inay heshiis nabadeed la gaartay Laba garab oo ka mid ah Jabhadaha Oromada, si loo soo afjaro dhibaatada kooxaha hubeysan. Heshiiska waxaa lala galay: Oromo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Marti-gelineysa Shirka Dhaqaalaha Dunida Shir ku dhex maray Davos ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo aasaasaha madasha dhaqaalaha adduunka Professor Klaus Schwab ayaa la isku afgartay in Adis Ababa ay marti-geliso shirka dhaqaalaha adduunka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Qodob Oo Ku Tusinaya In Soomaaliya Aaney Diyaar u Aheyn Tartan iib balookyo Shidaal Dowladda federaalka ah Soomaaliya waxaa ay Febraayo 7, 2019-ka, dalka Ingiriiska ku qaban-doontaa tartan iib oo lagu bixin-doono bolock-yo dhan ilaa 50 xabo, oo ku saabsan baarista shidaalka ku jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Suudaan Ugu Baaqay Sii-deynta Saxafiyiinta Dalka Mareykanka ayaa ku booriyey maamulka Suudaan sii-deynta saxafiyiin iyo dhalinyaro u ololeysa xuquuqda dadka oo ay ciidamada u xireen dibad-baxyadii dhowaan ka dhacay gudaha dalkaasi. Warbaahinta ka shaqeysa Suudaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Turkiga oo Casho Sharaf u sameeyey Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya “Sawirro” Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi iyo xubna Senatora ah ayaa aqbalay casho sharaf uu u fidiyay Safiirka u fadhiyo Soomaaliya Dalka aan walaalaha nahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbadallo Ka Dhashay Khilaafka Mustafe Cagjar iyo Axmed Shide Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cagjar ayaa xilka ka qaadey wasiirkiisii warfaafinta Guuleed Aw Cali Kaahin isaga oo isla jagadaasi u magacaabey Cabdillaahi Maxamed Mowliid. Arrintan ayaa qeyb…