3 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Qorsheynaya Maareynta Nolosha Barakacayaasha Kulan ka dhacay xarunta dowladda hoose ee Xamar ayaa looga hadlay sidii xal waara loogu heli lahaa Barakacayaasha ku dhex nool gudaha iyo weliba duleedka magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya: Hoggaamiyaha Mucaaradka Oo Dalbaday Inay Ciidamadooda Ka Baxaan Soomaaliya Hoggaamiyaha Ford Kenya Moses Wetang’ula ayaa ku celiyey dalabkiisa ahaa in ciidamada Kenya ka jooga Soomaaliya ay dib ugu laabtaan dalkooda. Hadalkan waxaa uu ka jeediyey mar uu la hadlayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Wasiirrada Cusub Ee Hirshabelle Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Waare ayaa dhisay xukuumad, waa wasiirro iyo xildhibaanno, lama oga sababta ikhtiyaarkaas. Halka Ka Akhriso:
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeisa: Sheekh Farriin Xabsiga Hargeysa Uga Soo diray Madaxweynaha Somaliland Sheekh Aadan Cabdiraxaman Warsame (Aadan Sunne) oo ka mid ah culimada magaalada Hargeysa isla markaana ay xabsiga u taxaaben ciidamada Somaliland sannadkii 2017-kii ayaa waxaa uu farriin xabsiga dhexdiisa uga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbarbardhigga Booqashada Talyaaniga Ee Ra’isul Wasaare Abiy Iyo Madaxweyne Farmaajo Labo bil ayaa u dhaxeysa booqashadii uu madaxweyne Farmaajo ku tagay Talyaaniga iyo midda ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed. Goobjoog News ayaa Isbarbardhig ku sameysay natiijada labada booqasho. Marka hore,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: Hey’adaha Gargaarka Oo Dalbaday $1.08 bilyan Oo Lagu Caawinayo Nolosha 3.4 milyan Hey’adaha gargaarka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay qorshaha ka Falcelinta Baahiyaha Bini’aadamnimada ee 2019. Qorshaha la shaaciyay waxa uu codsaday 1.08 bilyan oo doolar si caawinaad naf-badbaadis ah iyo kaalmo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Guurtida Somaliland ayaa Muddo 9 bilood ah u Kordhiyay Golaha Wakiillada Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta markii 5aad xilka u kordhiyey golaha wakiillada, waxaa lagu daray 9 bil oo hor leh. Doorashada golaha wakiillada ayey sheegeen in ay qabsoomeyso bisha 12aad…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Iyo Sooyaalka Qoraalka Farta Soomaaliga Oo Dhameystiran Maanta waxaa 46 sano laga jogaa markii ugu horreysay ee uu soo baxo wargeys ku qoran farta Soomaaliga, waa sidoo kale maalintaas uu manhajka dalka isku badalay farta Soomaaliga. Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Lix Wariye oo Loo Haysto Like, Comment iyo Share Lix wariye oo ka howl-gala warbaahinta ku hadasha afka xukuumadda Somaliland ayaa loo haystaa in ay Like, Comment iyo share ku sameeyeen qoraallo ay xukuumadda Somaliland dhibsatay. Wariyeyaashan ayaa la…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Ka Jirta Deegaanno Hoos Yimaada Hirshabeelle Wabiga Shabelle oo sanadkan biyo yareeyay iyo roobabkii xilliga deyrta oo yaraaday awgeed ayaa sababay in deegaanno badan ay ka dhacdo biyo la’aan kuwaas oo hoos yimaada goballada shabeellaha dhexe…