1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Modoobe Oo La Hadlaya Siyaasiyiinta: Ha Loo Midoobo Dagaalka Al-shabaab Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday saldhiga ciidamada ee aaga deegaanka Dhoobley ka howlgala. Mudane Madoobe oo ciidanka la hadlay ayaa sheegay in howlgalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeisa: Dowladda Hoose Oo Burburisay Xarumo Ganacsi Yaryar Dawladda hoose ee magaalada Hargeysa ayaa saaka burburisay ganacsiyada yaryar ee waddada hareeraheeda ee suuqa, waa goob ku taalo bartamaha magaalada. Maamulka magaalada waxaa uu sheegayaa inay sidan u sameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AFRICOM: Waxaan Al-shabaab Ka Dilnay 52 Qof Taliska Mareykanka ee Africa(AFRICOM) oo qoraal ka soo saaray duqeyn ay sheegeen inay sabtidii ka fuliyeen gobolka Jubadda dhexe, meel u dhow Jilib ayey ku shaaciyeen in Al-shabaab ay halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AMISOM: Ghana Oo Booliis usoo Direysa Soomaaliya AMISOM ayaa qorsheyneysa in 160 ka tirsan booliiska Ghana ay ku soo daraan ciidamada jooga, kuwaas oo qeyb ka noqon-doona xasiloonida Soomaaliya. Sida ay AU sheegtay wafdi ka socda Booliiska…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga NISA: Waxaa Qabanay Xubin Ka Tirsan Amniyaadka Al-shabaab Ciidanka ammmaanka ayaa sheegay in jimcihii ay soo qabteen xubin ka tirsan amniyaadka kooxda Al-shabaab. Warkan oo ay hay’adda Nabad sugidda Qaranka ee NISA ku shaacisay boggeeda Twitter-ka, ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Duqeymaha Mareykanka Ee Al-shabaab Iyo Saameyntooda Fog Iyaga oo ka jawaabaya sida uu Trump ugu aqoonsaday magaalada Qudus caasimadda Isra’el , Al-shabaab waxaa ay todobaadkan 19 saac heysteen Hotel ku yaalla Nairobi iyaga oo halkaasi ku dilay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Ogow Barnaamijka “OGAAL” Ee Telefeshinka Goobjoog, Caawa Ayuu Bilaaban Waxaa caawa Telefishinka Goobjoog ka bilaabanaya barnaamij loogu magacdaray “OGAAL”, barnaamijkan uu daadihin-doono Prof. Cabdullahi Maxamed Shirwac ayaa dadka Soomaaliyeed lagu bari-doonaa xuquuqdooda iyo dowladnimadda. Barnaamijkan oo noociisa ah waxaa uu sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi oo Magacaabey Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada iyo Xeer-ilaaliyaha Guud Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa goordhow magacaabay guddoomiyaha maxkamadda ciidamada iyo xeer-ilaaliyaha guud. Waxaa uu sidoo kale magacaabay garsoorayaal iyo xeer ilaaliyeyaal kale. Mudane Biixi waxaa uu gaashaanle Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Qatar Oo 68 Gawaarida Gaashaaman Ah ugu Deeqday Xoogga Dalka Dowlada Qatar ayaa Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ku wareejisay 68 Gadiid dagaal ah, kuwaasi oo Dowladda Qatar ay ugu talagashay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya. Munaasabad kooban oo lagu qabtay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim oo Ay Xukuntay maxakamadda Ciidanka Qalabka sida Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim ayaa loo heystaa dilka Marxuum Ex, Alifle Boliis Salaad Xasan Maxamed dilkaas oo ka dhacay Ex, Kontorool Afgooye 06-bishii 10-aad ee sanadii tagtay. Dable…