3 daqiiqo Sheeko:War Maqaal: Burburinta Ciidamada Kenya Ee Biraha Hormuud Ka waran haddii shirkada Apple ee dalka Maraykan laga leeyahay warashadaha ay telephoonada iyo electronics ku samayso ay dowladda kale burburiso ama ka warran haddii Shirkadda Safricom ee dalka Kenya…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sida Ay Xilligan u Cakiran Tahay Xaaladda Soomaaliya Xafladdii xiritaanka kalfadhiga 4aad ee golaha shacabka ee uu ka khudbeeyey madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa ka muuqatay sida ay xilligan u cakirantahay xaaladda Soomaaliya, isaga oo soo hadal qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenyatta: Howlgalkii Waa La soo Gabagabeeyey, 14 Qof Ayaana Ku Dhimatay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenya ayaa goordhow xaqiijiyey in la soo afjaray howl-galkii ay ciidamada ka sameeyeey hotelka ay Al-shabaab weerareen ee Dusit complex. Mr. Uhuru waxaa uu intaasi ku daray…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nairobi: Qaraxyada Iyo Rasaasta Kadib, 50 Qof Ayaa La Soo Badbaadiyey Oo… Qaraxyo iyo rasaas galabtii talaadada lala beegsaday gudaha DusitD2 Hotel oo u badan xafiisyo ayaan weli la soo afjarin, waxaana laga shakisanyahay in weli kooxdii weerarka soo qaaday ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Maxay Shaqada Bangiga Dhexe Ee Federaalka Ah? Bangiga dhexe ee federaalka ah hadda uma sameysna qaab bangi dhexe, mana qabto inta badan shaqadii laga rabay bangi dhexe. Bangiga waxaa uu si rasmi ah bangi dowladeed ahaan u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Taliska Ciidamada Soomaaliya Iyo Qatar Oo Kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa isniintii Xafiiskiisa ku qaabilay General Maxamuud Al Qasaal iyo Saraakiil ka socotay Taliska Milatariga Dalka Qatar. kulanka ayaa looga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Sarifka Lacagta Doolarka oo hoos u dhac Laga Dareemay Kadib doorashadii madaxweynaha cusub ee maamulka Putnland Saciid Cabdullaahi Deni waxaa durbaba hoos u dhac laga dareemay suuqa lagu kala sarifto lagacta dollarka Mareykanka ee deegaanada Putlnland. Ganacsatada magaalada Garowe…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dood: Golaha Shacabka Oo Ansixiyey wax ka bedelka Xeerka Bangiga Dhexe Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa dood dheer kadib waxaa ay aqlabiyad ku ansixiyeen wax ka bedelka Xeerka bangiga dhexe, gaar ahaan xulidda guddiga agaasinka bankiga. Inta aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Bedelka Sharciga Hanti dhowrka guud ee Qaranka Oo La Ansixiyey Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay wax ka bedel lagu sameeyay hindise sharciyeedka hanti dhowrka guud ee Qaranka. Xildhibaannada ayaa u codeeyey sidan: 163 xildhibaan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Aw Xersi Oo Goobjoog Uga Warramay Sababta Beyle Isaga Xannibay Ama block u Saaray Twittet-kiisa Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowlad goboleedka Jubbaland Aadan Ibraahim Aw Xersi ayaa Goobjoog News uga warammay dhacdo ugub ku ah baraha bulshada gaar ahaan Twitter-ka kadib markii…