1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Qodobbada Ka Soo Baxay Kulanka 1aad Ee Madaxweyne Deni iyo Wasiirrada Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed Deni ayaa maanta markii ugu horeysay waxaa kulan la qaatay golaha wasiirrada ee dowlad goboleedkaasi. Shirka waxaa sidoo kale goobjoog ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yariisow Oo Ka Hadlay Dhismaha Maqaamka Muqdisho Sanad Kadib Ceyrintii Thabit Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Yariisow ayaa waxaa uu ka hadalay maqaamka magaalada Muqdisho. Ma aha markii ugu horeysay, ee uu Yariisow ka hadlo maqaamka Muqdisho, laakin markan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Urdun: Maxaa Looga Hadlayaa Shirka Wasiirrada Carabta? Wasiirrada bey’ada Carabta ayaa kulan ku leh dalka Urdun halkaas oo ay uga hadlayaan arrimaha bey’adaha gaar ahaan dhibaatada gashinka. Soomaaliya waxaa uga qeyb galaya ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Hindiya Oo Muslimiinta Ka Reebay Dad La Siinayo Dhalashada Dalkaasi Baarlamaanka Hindiya ayaa talaaladadii ogolaaday sharci dhalasho ama jinsiyad lagu siinayo dadka laga tirada badan yahay ee ku nool dalkaasi. Dadkaasi jinsiyadda la siinayo waxaa ku jira dad aaminsan Hinduus,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ingiriiska Oo Ku Biiray Ruushka Iyo Imaaraadka Si Saldhig Militari Uga Sameystaan Somaliland UK ayaa ku soo biirtay dalalka isku garbinaya inay saldhig militari ka sameystaan Somaliland, waxaa uga horeeyey dalalka Russia iyo Imaaraadka Carabta. Arrintan waxaa lagu soo qaaday kulankii Hargeisa todobaadkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Cilmi Karaash Oo Noqday Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Waxaa la soo gabagabeeyey doorashada madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, iyada oo la isla gaaray ilaa wareegga 3aad. Natiijada wareegga 3aad ayaa noqotay: Cabdi Ibraahim Warsame(Qowdhan) 19 cod iyo Axmed…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Barnaamijka Siyaasadeed Ee Madaxweyne Saciid Cabdullahi Maxamed(Dani) Waxaa maanta Puntland lagu doortay Saciid Cabdullahi Deni, si uu hoggaamiyo dowlad goboleedkaasi 5-ta sano ee soo socota. Haddaba, Goobjoog News, waxaa ay akhristayaaheeda la wadaageysa baarnaamijka siyaasadeed, ee uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Amarka Ugu Horeeyey Ee Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Waxaa amarkii ugu horeeyey soo saaray madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Deni kaas oo ku saabsan arrimaha maaliyadda. Mr. Deni ayaa joojiyey wax kharash ah in lagala baxo khasnadda, bangiyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuma Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Saciid Cabdullahi Maxamed(Dani) Saciid Cabdullahi Maxamed(Dani) ayaa ku guuleystay madaxtinnimada dowlad goboleedka Puntland, isaga oo goobta lagu dhaariyey si uu Puntland u hoggaamiyo 5-ta sano ee soo socota. Saciid Cabdullahi Maxamed(Dani), waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saciid Cabdullahi Maxamed(Dani) Oo Loo Doortay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Maxamed(Dani) ayaa ku guuleystay madaxtinnimada dowlad goboleedka Puntland kadib markii wareegga 3aad uu helay 35, Waxaa uu ka adkaaday Asad Cusmaan Cabdullahi Diyaano oo helay 31. Doorashadan oo…