1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ammaanka Garoowe Oo La Adkeeyey Waxaa haatan hoolka doorashada soo wada gaadhay dhammaan murashaxiinta Puntland uu ku jiro madaxweyne Cabdiweli Gaas, waxaana la filayaa inay doorashada bilaabato wax yar kadib. Dhanka kale, ciidamada ammaanka Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Murashaxiinta Doorashada Puntland Waxaa maanta lagu wadaa in Garoowe lagu doorto madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee 5-ta sano ee soo socota. Hoolka doorashada waxaa jooga korjoogayaal isugu jira dowladda federaalka ah,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirada Hoolka: Madaxweynaha Puntland Oo Maanta La Dooranayo Waxaa maanta lagu wadaa in Garoowe lagu doorto madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee 5-ta sano ee soo socota. Hoolka doorashada waxaa jooga korjoogayaal isugu jira dowladda federaalka ah,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabitaanka Khudaarta Gudaha Laga Sameeyo Oo Laga Doortay Midkii Dibadda Hareeraha waddooyinka magaaladda Muqdisho waxaa lagu arkayaa dhalinyaro sameyso cabitaanka noocyadiisa kala duwan kuwaas oo cabitaan ahaan looga iibiyo dadka, waana ganacsi si maalinle ah loogu shaqeysto shiiditaanka cabitaanka laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Xoogga Saareen Murashaxiinta Madaxtinnimada Puntland? Waxaala soo gabagabeeyay dhageysiga khudbadaha musharaxiinta madaxweynaha maamulka Puntland ka hor jeedinayeen xildhibaanada baarlamaanka maamulkaasi. 21-musharax oo u tartamaya xilka madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland ayaa khudbad ka hadleysa taariikh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida Oo Toogatay Labo Al-shabaab Ah Maxakamadda ciidanka qalabka sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay labo ka tirsan Al-shabaab, kuwaasi oo la sheegay inay horey u dileen nabadoon can k ahaa magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiinta Madaxtinnimada Puntland Oo Khudbadaha Bilaabay Waxaa goordhow magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ka bilowday khudbadaha murashaxiinta madaxtinnimada Puntland. Murashaxiinta u tartamaya madaxweynaha waa 21 iyo 11 u tartameysa ku-xigeennada, waxaanala filaya in midkiiba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Lacagta Laga Qaadey Murashaxiinta Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa Oo Gaartay $530,000 Guddiga doorashada madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saaray liiska murashaxiinta lacagta bixiyey. 21 ka mid ah murashaxiinta madaxweynnimada iyo 11 u tartameysa ku-xigeennada ayey ahaayeen inta la shaarciyey. Lacagta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Arrin Oo Maanta Ka Cusub Doorashada Madaxtinnimada Puntland Shacabka ku nool dowlad goboleedka Puntland waxaa ay dhagta u taagataan natiijada doorashada madaxtinnimada ee dhici-doonta 8-da bishan. Haddaba, maanta waxaa ay aheyd maalin aad mashquul u ah, arrimaha dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Heshiis Horudhac Ah Oo Laga Gaaray Colaaddii Kaxandhaale Shir ka dhacay Cabud-waaq ee Galmuduug ayaa lagu gaaray heshiis horudhac ah oo lagu soo afjarayo dagaalkii ka dhacay deegaanka Kaxandhaale , kaas oo ay ku dhinteen in ka badan 50…