1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Ka Soo Horjeestay, Kana Xumaadey Ceyrinta Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa qoraal uu sabti soo saaray aad uga xumaadey in Soomaaliya ceyriso ergeyga qaramada midoobey Nicholas Haysom, iyaga oo intaasi ku daray inay Muqdisho ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Xiriir Ganacsi La Bilaabeysa Soomaalida Itoobiya Xoghayaha rugta ganacsiga Soomaaliyeed Shaafi Raabi Kaahin ayaa sheegay inay heshiis dhanka ganacsiga ay la yeelan doonaan ganacsatada ismaamulka dowled deegaanka Soomaalida ee Itoobiya Raabi Kaahin oo sidoo kale ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Norway Oo $54.3 milyan Ku Bixineysa ilaalinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Xukuumadda Norway oo shaaca ka qaaday in lacag dhan 54.3 milyan oo dollar ay ku bixinayso dib u dhiska iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Soomaaliya, waxayna sheegtay in dhaqaalahan ay Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lafta-gareen Oo Magacaabey Guddi Soo Baara Dadkii Lagu Dilay Baydhabo Madaxweynaha koonfur galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Lafta Gareen ayaa waxaa uu maanta magacaabay guddi xaqiiq raadis ah oo soo baraa rabashadihii Baydhabo ka dhacay 13-15-kii bishii hore. Guddigan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Hab-raaca Doorashada Madaxtinnimada Puntland Waxaa la soo saaray hab-raaca doorashada madaxtinnimada ee Puntland, marka laga soo tago shuruudaha inuu Puntland u dhashay, miyir qabo, aqoon sare leeyahay, 40 sano ka yareyn, waxaa lagu xiray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadda Ugu Weyn Dunida Ee Maraakiibta Kunteenaradda Qaada Oo Ka Shaqo Bilaabeysa Muqdisho War qoraal ah oo ka soo baxay maamulka dekedda Muqdisho ayaa lagu faah faahiyay adeegyo ay bilaabayso shirkadda MAERSK LINE oo ah shirkad caalami ah oo ka shaqeysa daabulaada Kunteenaradda. Qoraalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: Waxaa Mas’uuliyad Naga Saaran Xasiloonida Soomaaliya António Guterres, xogheyaha guud ee qaramada midoobey ayaa sheegay in ay hey’addan dowliga ah mas’uuliyad ka saaran tahay xasiloonida Soomaaliya. “Xogheyaha guud waxaa uu si xoogan ugu howlan yahay sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Trump oo Go’aan Ka Qaatay Duqeynta Al-shabaab Iyo CIA-da Oo La Siiyey Mashruuc Cusub Sida ay qortay NBC, Mareykanka ayaa qorsheynaha inuu yareeyo weerarada ka dhanka ah Al-shabaab, waxaa uu sababta ku sheegay inay qabteen madaxda kooxda, tani waxaa ay qeyb ka tahay qorshaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka António Guterres oo Sheegay Inuu Magacaabayo Ergey Cusub António Guterres xogheyaha guud ee qaramada midoobey ayaa sheegay inuu Soomaaliya usoo magacaabayo ergey cusub, sidaasi waxaa lagu sheegay qoraal uu soo saaray ku-xigeenka afhayeenkiisa Farhan Haq. Qoraalka waxaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Aqalka sare oo u Hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntland Guddoomiyaha Aqalka sare ee Dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane, Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa u hambalyeeyay C/kariin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland. Mudane, Cabdi Xaashi, ayaa Guddoomiyaha cusub…