1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: Haysom Weli Waa Ergeygeenna Soomaaliya, Waana Sii-shaqeynayaa Afhayeen u hadlay UN-ka oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay Nicholas Haysom uu weli yahay ergeygooda Soomaaliya, isaga oo sidaasi ahna uu ka hadlay golaha ammaanka, wuxuu intaas raaciyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdi Xakiin Dhoobo oo loo Doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Putnland Magaaladda Garoowe ee caasimadda maamulka Putnland waxaa maanta ka dhacay doorashada guddoomiyaha golaha wakiilada ee Putnland. Doorashada guddoomiyaha golaha wakiilada Puntland ayaa waxaa ku tartamayay afar musharax, waxaana wareega labaad…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Qeybo Ka Mid Isbitaalka Banaadir Oo Xirmay Iyo Wasaaradda Caafimaadka Oo Aan Mushaar Bixin Iyada oo wasaaradda caafimaadka dowladda faderaalka ee Soomaaliya ay dhowaan shaacisay in Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir ay wasaaradda si toos ah ula wareegtay, wixii hadda ka dambeeyana shaqaalaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka ilhan Cumar Oo La Dhaariyey, Maxay Ka Dhigantahay? Ilhan Cumar oo gabar asal ahaan Soomaali ah, Muslim ah ayaa si rasmi ah loogu dhaariyey xubinimada Aqalka Congresska dalka Maraykanka. Ilhan oo ka tirsan xisbiga dimoqoraadiga ayaa ah Soomaali,…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Qoondada Haweenka Soomaaliyeed Ee Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada iyo Somaliland Kadib markii todobaadkan isimmada Puntland ay baarlamaanka dowlad goboleedka ku dareen hal haween ah, Nimco Cabdi Caarshe ayaa waxaa timid su’aal ah: sidee baarlamaanka ka kooban 66 ay haweenku hal…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Federaalka Ah Oo Hakiyey Xiriirkii Golaha Shacabka Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hakiyey xiriirkii wada-shaqeyn ee kala dhaxeeyey golaha shacabka. Arrintan ayaa timid markii ay isku qabteen arrimo dastuuri ah, oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Sababta Maanta Dagaalka Uga Dhacay Deegaanka Tukaraq Sida uu ku waramayo weriyaha Goobjoog News ee Somaliland, waxaa uu maanta dagaal muddo socday dhex maray ciidamada Somaliland iyo Puntland ee ku sugan deegaanka Tukaraq. Sababta dagaalka ayaa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga SONSA Oo Dowladda Ugu Baaqday ilaalinta Xuriyadda Hadalka iyo Insaanka, Lana Baaro Tacadiyadii Baydhabo kulan ay yeesheen xubno ka socda ururada bulshada rayidka, ganacsatada iyo xirfadleeyda ee ku mideysan dallada bulshada rayidka ee SONSA oo horay loo oran jiray SOCENSA , waxa ay ka walaacsanyihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Afrika Oo Maanta Fariisaneysa Golaha Aammaanka Iyo Haysom Oo Is Difaacaya Dalka Koonfur Afrika ayaa maanta lagu wadaa inuu si rasmi ah ugu fariisto kursiga xubnaha aan joogtada aheyn ee golaha ammaanka qaramada midoobey kadib markii loo doortay 1-dii Janaayo 2019-kii,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka FIFA Oo Ku Talo Jirta In Qaar Ka Mid Ah Cayaaraha K/Adduunka 2022-ka Lagu Qabto Dalal Daris La Ah Qatar Xiriirka kubadda cagta adduunka(FIFA) ayaa sheegay inay ka fakirayaan inay badiyaan kooxaha ka qeyb galaya koobka adduunka ee 2022-ka, si ay dalalka u gaaraan ilaa 48 koox. Afhayeen u hadlay…