1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo u Codeeyey Xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo dib u eegis lagu sameeyay Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ugu codeeyay xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo dib u eegis lagu sameeyay. 170 xildhibaan ayaa ogolaatay, waxaana diiday 1…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf: Intii Aan Jirnay Dowladda Ayaa Dagaal Nagu Waddey, Wixii aan Qabanana Feer iyo Haraati Baan ku Qabaneynay Axmed Geelle Xaaf, madaxweynaha Galmudug oo shir jaraa’id qabtay sabtidii ayaa sheegay inuu ka xunyahay dagaalka ka socda agagaarka Maxaas, isaga oo soo-jeediyey in xabad $1 joogta aanu dhimman wiil…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadayo Miisaaniyadda Dowladda ee 2019-ka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta oo ah axad ah Taariikhduna tahay 30/12/2018, cod gelin-doona miisaaniyadda sanadka. Ajendaha kulan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ah…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mursal: Kalfadhigan Waxaa La Qabtay Shaqo Ka Badan 3-dii Kalfadhi Ee Ka Horeysay Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal oo maanta ka hadlay aqalka ayaa sheegay in khilaafkii dhacay laga qaadanayo cashar, oo looga nabad-geli-doono inta ka dhiman xil heyntooda. Mursal waxaa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Isbeddel lagu sameeyay talisyada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa isbeddal ku sameeyay Saraakiisha Talisyada qeybaha Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobollada Dalka Soomaaliya. General Daahir Aadan Cilmi, ayaa S/guuto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xog Uruurin: Obama iyo Michelle waa Labbada Loogu Qadarin Badanyahay Mareykanka Xog uruurin cusub oo ay qaadey Gallup, Michelle Obama ayaa noqotay haweeneyda loogu qadarin badanyahay Mareykanka iyada meesha ka saartay Hillary Clinton oo aheyd 17-kii sano lasoo dhaafay, 2-aad waa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kutladda Badbaado Qaran Oo Ka Hor Timid Magacaabista Farmaajo Ee Garsoorayaasha Maxkamadda Sare War murtiyeed maanta ay soo saareen Kutladda Badbaado Qaran ayey uga hor yimaadeen magacaabista madaxweyne Farmaajo ee garsoorayaasha cusub ee maxkamadda sare. Kutladdan oo ay ku mideysanyihiin axsaab badan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Gaari Oo Ka Dhacay Muqdisho Qarax gaari lagu xiray ayaa waxaa uu goordhow ka dhacay xaafadda 1-da Maajo ee degmada Waaberi, ee magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyey sarkaal dowladda ka tirsan ayaa ku dhaawacmay, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Oo Sheegay In Xujeyda Soomaaliya La Gaarsiiyey 11,500 Wasiirka wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta Soomaaliya Xildhibaan Sheekh Nuur Maxamed Xassan oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogay Sacuudiga ayaa kulamo la qaatay wasiirka Xajka iyo Cumrada Sacuudiga Dr.…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hey’adaha Dowliga Ah Ee Dowladda Federaalka Ah Oo Wajahaya “Shutdown”!! Inkasta oo guddiga miisaaniyadda, qorsheynta iyo la xisaabtanka hey’adaha dowladda lagu daray xubnaha kala ah Saalim Caliyow Ibrow, Sagal Biixi iyo Aden Xasan, lagana saaray kuwii la dhahay lama shaqeyn…