1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Mahad Salaad: Colaad Wiil Kuma Dhashee Wiil Baa Ku Dhinta Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa baaq nabadeed u diray beelo ku dagaalamaya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Xildhibaan Mahad oo arrintaasi ka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Guddiga ammaanka Putnland Iyo go’aanno La Xiriira Hubka, Amniga Iyo Doorashada Xili ay maalmo ka harsan tahay doorashada maamulka Putnland, ayana socdaan qaban-qaabadii ugu danbeysay ayaa dhanka kale waxaa socda howl-gallo ammaanka lagu adkaynayo, waxaana isniintii shir isugu yimid gudigga ammniga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isimadda Puntland Oo 4 Qodob Ka Soo Saaray Doorashada Janaayo Doorashada madaxtinnimada ee January ka hor, Isimadda Puntland ayaa qoraal ka soo saaray sidii doorashada ugu dhici laheyd qaab xasiloon kadib wadatashi ay la sameeyey bulshada. Qodobbada ay soo saareen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burundi Oo Diiday Inay Ciidamada kala Baxdo Soomaaliya Ciidamada Burundi ayaa iska diiday dalab uga yimid midowga Afrika oo ahaa inay 1,000 askari oo ciidamadooda ka tirsan ay ka saaraan Soomaaliya February 28 ee sanadka soo socda. Afhayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo 4 Garsoore u Magacaabay Maxkamadda Sare Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay garsooreyaal ka tirsan maxkmadda sare ee dalka, kadib soojeedin ka timid guddoomiyaha maxkamadda sare…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Xog Ku Saabsan Macalin Maanta Lagu dilay Muqdisho Macalin ka tirsanaa macalimiinta wax ka dhiga jaamacadaha Muqdisho ayaa saakay lagu toogtay agagaarka Haanta-dheer ee dagmada Dayniile. Maxamed Axmed Oongooye oo ah macalinka la toogtay waxaana la dilay kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Geerida Amiir Dhalaal Kadib, Akhriso Dimoqoraadiyeynta uu La rabay Boqortooyada Sacuudiga Waxaa ku geeriyooday da’da 87 da Amiir Dhalaal Bin Cabdi Casis Aala-Sacuud, waa wiilkii 18aad ee aasaasaha Sacuudiga Boqor Cabdi Casis Aala-Sacuud. 1931-dii ayuu ku dhashay Dhaa’if, 1952 waxaa loo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Khilaafkii u Dhaxeeyey Guddiga Maaliyadda Ee Golaha Shacabka Oo La Dhammeeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho kula kulmay guddiga maaliyadda, miisaaniyadda iyo qorsheynta ee Golaha Shacabka. Kulanka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan: Netanyahu Waa Hoggaamiyaha “Dowlad Argigixiso ah” Maalmahan waxaa dib u soo cusboonaaday erayada kulul oo ay isdhaafsanayeen madaxweynaha Turkiga Erdogan iyo ra’isul wasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu. Madaxweynaha Turkiga oo ka hadlayey Yuhuudda ayaa waxaa uu yiri…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab Oo Dhexda u Gashay Wafdiga Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xarakada Al-shabaab ay dhexda u galeen kolonyo uu la socday guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed. Weriyaha Goobjoog News ee Hiiraan waxaa uu…