4 daqiiqo Sheeko:Dalka 75-sano Kadib, Akhriso Taariikhda Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Maanta waxaa loo dabaaldagayaa 75-guuradii ka soo wareegtey markii la asaasay ciidanka booliiska Soomaaliyeed oo beegneyd December 20, 1943-dii. Ciidanka Booliiska waxaa uu jiray Taariikhdaas ka hor sida uu Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Talyaaniga: Soomaali Daacish Ah Oo Kaniisado Weerari Rabay Maalmaha Kirismaska Oo La Xiray Muwaaddin Soomaali ah oo da’diisa lagu sheegay 20 jir kaasoo qorsheynayey inuu weerarro argagixiso ka fuliyo kaniisado ku yaal dalka Talyaaniga ayaa lagu xiray gobolka Bari. Qarax ayaa la doonayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuma Madaxweynaha La Doortay Ee Koonfur Galbeed Cabdi Casis (Lafta-Green) Cabdi Casis Xasan Maxamed(Lafta-Green), Waxaa lagu tiriyaa murashaxa xukuumadda federaalka ah, isaga oo dhowr jeer iska casilay jagooyin muhiim ah. Cabdi Caziz Lafta-gareen, waxaa uu bartay culuum kala duwan sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxii La Saadaalinayey Ee Lafta Gareen Oo Ku Guuleystay Madaxtinnimada Koonfur Galbeed Guddiga doorashada koonfur galbeed ayaa ku dhawaaqay in Cabdacasiis Xasan Maxamed Lafata gareen uu u guuleystay madaxtinnimada koonfur galbeed . Tartanka oo ku soo gabagaboobey wareegga koobaan waxaa loo kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Hoolka Doorashada Koonfur Galbeed oo Diyaar Ah Waxaa saaka la hardhay hoolka doorashada koonfur galbeed Soomaaliya halkaas oo laga wado inay ka dhaco doorasho muran badan dhalisay. Weriyaha Goobjoog News oo xarunta ku sugan ayaa sheegaya in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: Mareykanka Oo $900 million Ku Bixin-doona Banii’aadnimada, Waxbarashada iyo Dowlad wanaagga Dowladda Mareykanka oo sheegtay in joogitaankeedda Muqdisho ay ballaarisay wixii ka dambeeyey December 2, 2018ka ayaa maanta ku dhawaaqday in ay ku bixineyso maal-gelinta Soomaaliya lacag dhan $900 million. Qoraal…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Iskaashatada Kaluumeysatada Ee Muqadisho Oo Walaac Ka Keenay Heshiiska lala Galay Shiinaha Iskaashatada Kaluumeysatada ee Muqadisho ayaa sheegay inay walaac ka qabaan heshiiskii dowladda Soomaliya ku bixisay shatiga Kaluumaysi ee shirkada Shiinaha laga leeyahay. Dowladda Soomaaliya iyo shirkad kaluumeysi oo laga leeyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Airways Oo Maanta Duulimaad Ka Bilaabeysa Muqdisho Diyaaradda National Carrier ee Kenya Airways ayaa ugu dambeyntii waxaa ay maanta duulimaad toos ah ka bilaabeysaa gooramada min Jomo Kenyatta International Airport (JKIA) ilaa Aden Adde International Airport. Duulimaadkan,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Dalka Dib ugu soo Laabtay Kadib Shirkii Qudus Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii dalka Turkiga uu kaga soo qeyb galay shir loogu magacdaray…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Godinlabe: 22 jir Guursaday Haweenay 52 Jir Ah!! Arooska Soomaalida caado ahaan waxaa is guursada gayaanada is calmada ee isku dhigma da’ ahaan, laakiin arooskan ka dhacey deegaanka Godinlaba waxa uu ahaa aroos ka duwan aroosyadii lagu arki…