1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed: Doorashada Waxaa Ay Dhaceysaa 19-ka December Guddiga doorashada maamulka koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalka doorashada iyaga oo go’aamiyey in doorashada madaxtinnimada dhaceyso 19-ka December 2018. Arrintan waxaa ay imaaneysaa kadib markii la xiray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Lix Weriye Oo Lagu Xiray Boorama Ciidamada booliska ee magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa xabsiga u taxaabey 6 weriye oo ka mid ah wariyeyaasha magaaladaasi. Weriyeyaasha ayaa la sheegay markii la xidhaayay ay muuqaal ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Theresa May Oo Mar Kale Heshay Kalsoonida Xisbigeeda Ra’iul wasaaraha UK Theresa May ayaa ka guuleysatay koox ka tirsan xisbigeeda Conservative-ka oo mooshin ka keenay. May waxaa ay heshay 200 cod, halka 117 ay u codeeyeen in kalsoonida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ujeedka Booqashada Madaxweynaha Eritrea Isias Afawarki Ee Muqdisho Safar aan horay aan loo shaacin ayaa maanta waxaa magaalada Muqdisho ku imaanaya madaxweynaha Eritrea Isias Afawarki. Ujeedka waxaa lagu sheegay inuu madaxweynaha Farmaajo kala hadlayo xiriirka labada dal iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaarada Beeraha, Dowlada Talyaaniga iyo FAO oo kala saxiixday heshiis lagu hormarinayo Beeraha Waxaa maanta heshiis ku wada saxiixday magaalada Muqdisho Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Mudane Siciid Xuseen Ciid, Safiirka Dowlada Talyaaniga Danjire Carlo Campanile, Wakiilka Soomaaliya ee Hey’adda Horumarinta Talyaaniga Guglielmo Giordano…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mursal Oo Degay Degmada Wadajir, Muqdisho Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah Maxamed Mursal ayaa degay Hoteel Shabeel ee degmada Wadajir, waa Hoteel ku yaalla agargaarka Aiportiga Muqdisho. Guddoomiye Mursal ayaa horay u deganaa Villa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Dibedda: Kulanka Madaxda Geeska Afrika Waa Dhacayaa, Laakin Maanta Ma Aha Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay inuu jiro qorshaha safarta ay Muqdisho ku imaanayaan ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo madaxweynaha Eritrea Isias Afawarki si loo sii wado arrimaha iskaashiga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Kalluumeysiga Oo Bixiyey Shatiyo, Akhriso Dalka La Siiyey Iyo Qaabka Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda Cabdillahi Bidhan Warsame ayaa bixiyey shatiyo kalluumeysiga Soomaaliya. Shatiyada oo la siiyey iskaashatada COFA ee dalka Shiinaha waa ilaa 31 (Shati), waxaa ay noqonayaan kuwii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abiy Axmed Iyo Isias Afawarki Oo Maanta Laga Filayo Muqdisho Hoggaamiyeyaasha dalalka Ethiopia iyo Eritrea ayaa la filayaa in maanta ay soo gaaran magaalada Muqdisho xilli madaxweyne Farmaajo mooshin looga keenay heshiisyada uu la galay Abiy Axmed iyo Isias Afawarki. ilo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka AQalka Sare Oo Sharciga Hey’adda Naafada Kala Hadlay Golaha Naafada Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah, oo bishan 6-deedii ay ka hor timid wasiirka xuquuqul insaanka Deeqo Yaasiin, kana hor akhrisay sharciga hey’adda naafada ayaa kulan gaar ah arrintaas…