1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abiy Axmed Iyo Isias Afawarki Oo Kusoo Wajahan Muqdisho Hoggaamiyeyaasha dalalka Ethiopia iyo Eritrea ayaa la sheegayaa in saacadaha soo socda ay soo gaari-doonaan magaalada Muqdisho. ilo xog-ogaal ah ayaa Goobjoog News u xaqiijyey in berri subax ay Muqdisho…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dastuurka Soomaaliya Iyo Laalidda Awoodaha Madaxweynaha Xildhibaannadii golaha shacabka ee 9-kii bishan keenay mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta ku celiyey in sidiisii u jiro mooshinka, iyaga oo madaxweynaha u soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Dhageysiga Dacwad u Dhaxeysa Gaas Iyo Camey Oo Socota Maxkamadda sare ee dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta qaadeysa dacwad maamul oo u dhexeysa madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Gaas iyo madaxweyne ku xigeenka Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey, dacwadaaas oo ka dhalatay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dastuurkii Hore Iyo Qaadista Dacwooyinka Dembiyada Liddiga Ku Ah Madaxweynaha Sida ku qoran dastuurka KMG ah ee 2012-kii, qodobka 92aad ee maxkamadeynta iyo maamuus ka qaadista madaxweynaha, haddii lagu eedeeyo khiyaano-qaran, arrimo xadgudub ku ah Dastuurka ama sharciyada kale ee…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobbada Dastuuriga Ah Ee Lagu Eedeeyey Farmaajo Inuu Ku Xad Gudbey Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee axaddii shalay uu qabtay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal ayaa xildhibaannada mooshinka keenay waxaa ay xuseen qodobbo dastuurka federaalka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Soo Dhoweeyey Mooshinka Xil Ka Qaadista Farmaajo Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyey mooshinka ka dhanka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Qoraal ay soo saareen, oo arrintan ku saabsan waxaa uu u qornaa: Golaha Iskaashiga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal Oo Qabtay Mooshin Xil Looga Qaadayo Madaxweyne Farmaajo Mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa goordhow qabtay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal. Mooshinkan ayaa la sheegay inuu yahay hindisaha xilka qaadista madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhagax-dhig Kadib, Goorta La furayo Matxafka Qaranka Oo La Shaaciyey Waxaa maanta dhagax dhig lagu sammeeyey madxafka qaranka oo ka mid ah goobaha danta guud ee dib loogu dhisayo Barnaamijka isxilqaan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal: Guddiga Maaliyadda, Qorshaynta iyo La-Xisaabtanka Shaqadooda Ha Sii Wataan Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah Maxamed Mursal ayaa go’aamiyey in Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaynta iyo La-Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee golaha shacabka ay shaqadooda sii wataan. Waxaa kale uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abiy Axmed Oo Casuummey Xulafadii Kale, Geelle Iyo Al-bashiir Wafdi ay horkacayaan madaxweyneyaasha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa gaaray magaalada Jimmi ee Ismaamulka Oromada ee dalka Itoobiya, waxaa halkaas ku soo dhoweeyey ra’isul wasaare Abiy Axmed…