1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey Oo Diiday Qaraar Ka Dhan Ah Xamaas Jimciyadda qurumaha ka dhaxeysa ayaa iska diiday qaraar uu hormuud ka ahaa Mareykanka kaas oo lagu hor istaagayey sawaariikhda ay Xamaas u rido dhanka Isr’ail. Cod loo qaaday waxaa tageeray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoogga Dalka: Taliye iyo Ku-xigeenkiisa Oo Ku Dhintay Qarax Taliyihii ciidanka xoogga dalka qeybta 12-ka April Gen. Cumar Aadan Dhabad (Cumar Dheere) iyo ku-xigeenkiisa Cabdi Cali Jamaame ayaa goordhow lagu dilay qarax miino. Qarax ayaa lala beegsaday kolonyo ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeisa: Shirweynaha Dhaqdhaqaaqa Haweenka Somaliland, Akhriso Ujeedka Iyo Hiigsiga Shirweynaha dhaqdhaqaaqa haweenka Somaliland ayaa arbacadii waxaa uu ka furmay magaalada Hargeisa, shirkan ayey haweenka ku soo bandhigeen doonistooda la xiriirta xuquuq badan oo ay tabanayaan oo ay ugu horeyso…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Awdheegle: Mareykanka Oo Ka Hadlay Duqeyeyta Al-shabaab Taaliska ciidamada Militariga Mareykanka ee Africom ayaa sheegay in duqeyn ay ka geysteen Soomaaliya gaar ahaan Shabeellada hoose ay ku dileen rag ka tirsan Al-shabaab. Howlgalka oo ay si wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqii Hore Ee Muqdisho Oo Noqday Safiirka Soomaaliya Ee Kenya Duqii hore ee magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa noqday safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya. Waxaa maanta warqadaha ka guddoomay madaxweynaha Uhuru Kenyatta. Nur oo duqa Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Federaalka, Labadiisa Aqal Oo Maanta Meel Mariyey 2 Hindise Sharciyeed Oo Muhiim Ah Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, labadiisa aqal ayaa maanta mid weliba waxaa uu si gaar ah u meel mariyey sharci. Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federalka Soomaaliyeed ayaa maanta ansixiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 10 Xildhibaan Oo Codsaday In Laga Doodo Heshiisyadii uu Maamulka Farmaajo La Galay Dalalka Shisheeye Xubno 10 ah, oo ka tirsan xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta guddoonka u gudbiyey qoraal ay ku dalbanayaan in la furo dood ku saabsan heshiisyada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Muxuu Guddoomiye Mursal Ka Dhahay Kala Dirista Guddiga Maaliyadda? Ilo ku dhow guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey in shalay Talaado ay kulan gaar ah lahaayeen guddiyada joogtada ah ee golaha shacabka, kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka Waxaa maanta lagu wadaa inuu qabsoomo kulanka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, kadib markii ay horay kulamada u baaqdeen ilaa 3 jeer sababo la xiriiray khilaafka kala dirista guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Weriye Ku Dhaawacmay Qarax Gaari Oo Ka Dhacay Muqdisho Qarax gaari ah oo ka dhacay isgoyska shaqaalaha ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegayaa inuu ahaa gaariga weriye Ismaaciil Sheekh Khaliifa. Weriyaha oo ku dhaawacmay ayaa la sheegayaa inuu qaraxu…