1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Ogow, Heerka uu Gaaray Xiriirka Ganacsi Ee Soomaaliya iyo Pakistaan Dalka Pakistan waxaa uu ka mid yahay dalalka uu kobcayo xiriirkooda ganacsi ee kala dhaxeeya Soomaaliya, ganacsigaas oo gaar ahaan sii xoogeystay 3badii sano ee la soo dhaafay. Fahimur Rehman,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Bin Salmaan Oo Codsaday La Kulanka Madaxweyne Erdogan Diblomaasi sare oo Turki ah ayaa sheegay in dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan uu codsaday la kulanka madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan inta uu socda shirka G 20 ee Buenos…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Iyo Erdoğan Oo Ka Wada Hadlay Maal-geshiga Turkiga Ee Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogaan oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalad Istanbuul ayaa ka wada hadlay sare u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Turkiga Ku Hakaday Kadib Lugtiisii Talyaaniga Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku sugan dalka Turkiga, iyada oo ujeedku yahay sida la sheegay inuu la kulmo dhiggiisa Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogaan. Turkiga waa dalka keliya…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiinaha Oo Noqonaya Dalka Ugu Awoodda Badan Dunida 2050 Dadka Mareykanka waxaa ay shiinaha u arkaan inuu yahay dal khatar ku ah jiritaanka dowladda Mareykanka, waxaa arrintaas hor socda Trump. Dhaqaale ahaan: Dhaqaalaha Shiinuhu waa dhaqaalaha labaad ee adduunka…
3 daqiiqo Sheeko:War Maqaal: Xiriirka Dhaqaalle Ee Shiinaha Iyo Afrika Maalmahaan waxaan warbaahinta BBC da qaybteeda Afrika kala socday qoraallo badan, oo laga sameeyay dhaqdhaqaaqyada ganacsi uu Shiinuhu ka wado Afrika. Qoraalladaas waxay u badnaayeen naqdin iyo dacaayad siyaasi ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Sheegay In Ay Al-shabaab Ka Dileen 2 Maalin Gudaheed 44 Weerarkii saddexad oo ay Mareykanku ka fuliyan gudaha Soomaaliya todobbaad gudahiisa ayey sheegeen inay ku dileen 7 Al-shabaab ah, taas oo 2 maalin gudaheed tirda guud ka dhigeysa 44, weerarrada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Labada Dal Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga Talyaaniga ayaa wada hadallo la Madaxweynaha dalka Talyaaniga Mudane Sergio Mattarella. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay sidii loo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Kulammadii Maanta Ee Guddoomiyaha Xisbiga UPD Guddoomiyaha xisbiga midowga nabadda iyo horumarka(UPD) Xasan Sheekh Maxamuud oo isniintii gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland ayaa maanta kulan la qaatay wasiirrada iyo xildhibaannada dowlad goboleedka Jubbaland. Qodobada ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Amiirka Qatar Oo Wada Booqanaya Talyaaniga Isniintii shalay aheyd, dalka Talyaaniga waxaa booqasho rasmi ah ay uga wada bilaabatay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Amiirka Qatar Tamiim Bin Xamad. Booqashadan oo ah markii ugu horeysay…