3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-muriyeedka Ay IGAD Kasoo Saartay Soomaaliya Iyo Koonfurta Suudaan Oo Dhameystiran Shirka 66aad ee aan caadiga aheyn ee urur goboleedka IGAD, kaas oo shalay November 16, 2018-kii lagu qabtay Adis Ababa, waxaa laga soo saaray 20 qodob oo la xiriiray hirgelinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Djibouti Oo Eritrea La Aadeysa Maxkamadda Adduunka Ee ICJ Dalka Djibouti ayaa ka codsaday golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey inay ka taageeraan sidii loo xallin lahaa muran xuduudeedka kala dhaxeeya dalka Eritrea iyo inay dacwo ka furtaan maxkamadda cadliga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Noqotay Dalka 7aad Ee Ugu Barakacayaasha Badan Dunida Soomaaliya waa dalka 7aad ee ugu barakacayaasha badan dunida, waxaana la sheegayaa inay gudaha dalka ku barakaceen dad lagu qiyaasay 1.1 million. Si dadkaas baahidooda loo daboolo, waxaa ay wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Seybiyaano, Muqdisho Garaad Yaasiin, oo ah wiil dhalinyaro ah ayaa goordhow lagu dilay agagaarka xaafadda Seybiyaano degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Marxuum Garaad Yaasiin ayaa la sheegay inuu ka tirsanaa shaqaalaha shirkadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashadii Madaxtinnimada Koonfur Galbeed Oo Dib Loo Dhigay Guddiga joogtada ah ee baarlamaanka Koonfur galbeed ayaa maanta dib u dhigay doorashadii maamulkaasi oo lagu waday inay dhacdo 17-ka bishan. Guddiga ayaa sheegay inay doorashada madaxtinnimada ay dhici-doonto 28-ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahanno Sheegay In Farmaajo Aanu Awood u Laheyn Inuu Galo Iskaashi Goboleed Siyaasadeed Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo xalay ka hadlayey xiriirka dalalka geeska Afrika ayaa sheegay in isaga iyo Abiy Axmed ay ka wada hadleen sidii ay labada dal u yeelan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdiqani Carab Oo Mar Kale Loo Doortay Hoggaaminta Xiriirka Kubadda Cagta Cabdiqani Saciid Carab oo ahaa guddoomiyihii xiriirka kubbadda dalka Soomaaliyeed ayaa iminka mar kale loo doortay in uu sii ahaado afarta sano soo socota ka dib markii uu helay 33…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Eriteriya Iyo Gobolka Ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyay go’aanka Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ee cunaqabateyntii saarneyd looga qaaday Eriteriya. Madaxweynaha ayaa sheegay in cunaqabateynta hubka ee saarneyd…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya Ma Xakameyn Karto Hubkeeda, Suuqyada Ayaa Lagu iibiyaa, UN-ka Warbixin dheer oo ay soo saareen Somali and Eritrea Monitoring Group (SEMG) ayaa lagu sheegay in hubka soo gala Soomaaliya loo adeegsado qaab siyaasadeed, waxaana laga digay in golaha ammaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo Aqlabiyad Ku Ansixiyay ku Noqoshada Miisaaniyadda 2018 Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay ku noqoshada miisaaniyadda dowladda 2018. Ku noqoshada miisaaniyadda 2018 waxaa si wadajir ah usoo diyaariyay wasaaradda…