2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abiy: Eritrea, Soomaaliya Iyo Itoobiya Ma Sii-Lahaan-doonaan Mustaqbalka 3 Madaxweyne!! Sid ay qortay Eritrean Press(EP), Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta sheegay in geeska Afrika uu lahaan-doono hal madaxweyne intii uu saddex madaxweyne lahaan lahaa, sidaasina wuxuu ka sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeedka Shirkii Saddex-goosoodka Ahaa Ee Farmaajo, Awerki Iyo Abiy Madaxda Soomaaliya,Itoobiya iyo Ereteriya; Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Raysalwasaare Abiy Axmed iyo Madaxweyne Isaias Awerki ayaa 9-10 November, 2018 wadatashiyo xiriir ah ku yeeshay magaalada Bahr Dar ee dalka Itoobiya. Saddexda…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Faah-faahinta Miisaaniyadda Federaalka Ee 2019-ka Miisaaniyadda 2019-ka oo haatan la geeyey golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah kadib markii ay ansixisay xukuumadda Xasan Kheyre ayaa faah-faahineysa qorshaha maaliyeed ee sanadka soo socda 2019-ka. Haddaba, Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: 3 Qarax Oo Mataano Ah Oo Lagu Weeraray Hotel Saxafi 3 qarax oo mataanno ah oo loo adeegsaday gawaari ayaa galabta ka dhacay albaabka Hotel Saxafi, KM4 ee Magaalada Muqdishu. ilo ka tirsan hey’adda NISA ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Tagaya Itoobiya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane, Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa lagu wadaa inuu maanta oo jimaca ah tago Magaalada Gondar, Gobolka Baxar-daar ee Dalka Itoobiya. Mr. Farmaajo waxuu halkaas kula kulmi-doonaa ra’isul…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Turkiga Oo Dhisaya Ciidamada Badda Soomaaliya Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Turkiya Mudane Hulusi Akar iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay oo ay kamid ahaayeen Taliyeyaasha Ciidamada Dhulka, Badda iyo Cirka ee dalkaas oo muddo labo maalmood ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Isku Soo Beegay Booqashada Farmaajo iyo Dhismaha Ciidamada Badda Ee Itoobiya? Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu berri oo jimco ah booqdo dalka Itoobiya isaga oo halkaas wadahadal ku leh ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo madaxweynaha Eritrea…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahanno Soo Saaray Baaq Ku Aadan Faraggelinta Ay DF Ku Heyso Doorashada Koonfur Galbeed Aqoonyahanno ka kooban 24 xubnood ayaa soo saaray baaq ku aadan faraggelinta dowladda federaalka ah ku heyso doorashada koonfur galbeed. Qoraal ay aragtay Goobjoog News waxaa ku qornaa in isbadalkii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saraakiil Amni Oo Turkiga Ah Oo Maalintii 2aad Ku Sugan Muqdisho Mudane Hulusi Akar oo ah wasiirka gashaandhiga Turkiga, Taliyaha Ciidamada Turkiga, Saraakiil sare oo ka tirsan qaybaha kala duwan ee Ciidamada Turkiga iyo Madaxa Hay’adda TIKA oo arbacadii yimid Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Galbeed: Sharif Xasan Oo Tanaasulay, Yaa Madaxweyne Ah? Wararka ka imaanaaya Baydhabo ayaa sheegaya in madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan uu iscasilay, kana tanaasulay tartanka madaxtinnimada ee November 17 lagu waday inuu halkaasi ka dhaco. Kulanka uu isku…