2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Axmed Fiqi: Xukuumadda Federaalka Ah Hala Timaado Qorshe Sanadeed Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo maanta ka hadlayey kulanka golaha shacabka ayaa codsaday in xukuumadda federaalka ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ay la timaado qorshe sanadeed la mid ah miisaaniyadda, si loogula xisaabtamo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare Oo Guddi u Saarey Dhexdhexaadinta Dowladda Dhexe Iyo Dowlad Goboleedyada Guddiga joogtada ah ee golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta kulankooda uga hadlay arrimo badan oo muhiim ahaa, Ajanadaha Maanta Waxaa uu Ahaa: Warbixinta Guddoomiyaha shirarkii uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 101 Kufsi ayaa Sannadkan 2018 ka Dhacay Guud ahaan Somaliland Ciidamada booliska Somaliland ayaa maanta soo bandhigay tirakoobka falal-dambiyeedyadii sannadkan (2018) ka dhacay guud ahaan Somaliland iyo tirada dilalka ka dhacay. Ilaa 19,664 dhacdo ayaa la sheegay inay ka dhaceen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalka Japan oo Baadigoob Ugu Jira Jasiirad Ka Luntay! Ciidanka xeebaha dalka Japan ayaa baadigoob xooggan ugu jira raadinta jasiirad ku luntay ag-agaarka xeebaha waqooyi, kadib markii ay qarsoontay iyadoo aaney cidina dareemin, arrintan oo keenaysa isbedel ku yimaadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaari Oo 6 Bil Kadib Soo Xaadiray Kulanka Golaha Shacabka Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta ka soo qeyb-galay kulanka golaha shacabka. Xildhibaan Cabdi Shire cayaarjecel oo kulanka ka hadlay ayaa soo dhoweeyey isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaafka Dowladda Dhexe Iyo Dowlad Goboleedyada Waxuu Caqabad Ku Yahay Horumarka, Ergeyga QM Nicholas Haysom oo haatan ku jira socdaalka wada hadallo lagu xalinayo khilaafka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada ayaa sheegay in khilaafka labada dhinac uu caqabad ku yahay horumarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Shuruudaha Qofka u Tartamaya Madaxtinnimada Koonfur Galbeed Guddiga doorashada madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa maanta soo bandhigay shuruudaha laga rabo qofka u tartamaya madaxweynenimada koonfur galbeed. Shuuradaha Waxaa Ka Mid Ahaa: 1- Inuu yahay muwaadin Soomaali…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Farmaajo Kadib, Shaqaalaha Rayidka Ee Dowladda Weli waa Tiradii uu Ka Tagay Xasan Sheekh! Miisaaniyadda cusub ee xukuumadda federaalka Soomaaliya u ansixisay sanadka 2019-ka waa US$ 340,060149, ilaa 94 milyan oo dolar ayaa ku siyaaday miisaaniyadda wixii ka dambeeyey doorashada madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Michael Keating Oo Loo Magacaabay Maamulaha Machadka Nabadda ee EIP Ergeygii gaarka ahaa ee Qaramada Midoobay Soomaaliya Michael Keating ayaa loo magacaabay maamulka machad Yurub ah oo ka shaqeeya arrimaha nabadda. Michael Keating oo shaqada la wareegi-doona 5ta November 2018,…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Labo Burcad ah oo Lagu Xukumay 8 sano oo Xabsi Ciidan ah Aweys Cali Macalim iyo Ayaanle Axmed Nuur ayaa si wada jir ah loogu soo qabtay iyagoo dhac u geysanayo muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku sugnaa degmada Cabdi-caziiz ee gobalka Banaadir. Labada…