1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Deg-deg: Golaha Dowlad Goboleedyada Oo Aqalka Sare Ka Dalbaday Inay Dhexdhexaadiyaan Iyaga Iyo Dowladda Dhexe Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada(GIDG) oo maanta ka soo jawaabay dalabkii aqalka sare ee ahaa inay soo magacaabaan wasiirro arrimaha khilaafka jira kala hadlo dowladda federaalka aha ayaa sheegay inay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Deg-deg: Aqalka Sare Oo Ansixiyey Sharciga Kheyraadka Biyaha iyo Hey’adda Maareynta Biyaha Senatorada golaha Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa goordhow ansixiyey sharciga kheyraadka biyaha iyo hey’adda maareynta biyaha qaranka. Weriyaha Goobkoog News ee aqalka sare ayaa soo sheegay in kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Soomaaliya Waa Dalka Ugu Maamulka Xun Qaaradda Afrika, Daraasad Soomaaliya ayaa gashay kaalinta ugu dambeysa ee dalka 54aad ee qiyaas dowlad wanaagga ee loo sameeyey qaaradda Afrika, sidaasi waxaa lagu sheegay cilmi-baarista Mo Ibrahim 2018 Index of African Governance.…
3 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Caqabadaha Ku Gadaamman Xisbiyada ee Sharciga Doorashooyinka 2020 Xisbiyada curdunka ah ee dalka ka billowday waxaa saaran culeysyo fara badan oo dhan kasta ah, marka laga eego qibrad-yarida nidaamka axsaabta ee guud ahaan dalka kajirta, caqabadaha xilligan ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cawad: Qaar Ka Mid Safaaradaheenna 9 Bil Mushaar Ma Qaadan!! Wasiirka arrimaha dibada ee dawladda federaalka Axmed Ciise Cawad oo shalay isniintii hortagay golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegay in qaar ka tirsan shaqaalaha safaarada Soomaalida ee dibadda aaney…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cawad: Abiy Axmed Wuxuu yiri, Farmaajo Ayaa iiga Muhiimsan Madaxweynaha Mareykanka Trump Wasiirka arrimaha dibada ee dawladda federaalka Axmed Ciise Cawad oo shalay isniintii hortagay golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegay sida uu u xoogeystay xiriirka Soomaaliya iyo dalalka dariska. Cawad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Xukuumadda Federaalka Ah Oo Ansixisay Miisaanadda 2019-ka Oo Dhan US$340 Milyan Golaha wasiirrada ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku ansixiyeen miisaaniyadda dawladda ee sannadka 2019 oo dhan US$ 340,060149 (Sedax Boqol iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cawad Oo Aqalka Sare Kala Hadlay Wax Qabadka Iyo Caqabadaha Heysta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Wasiirka arrimaha dibada ee dawladda federaalka Axmed Ciise Cawad oo maanta hortagay golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa hadlay shaqada wasaaradda, kala horeynta xiriirka dalalka, caqabadaha hor-yaallo iyo wada-shaqeynta kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bloomberg: Somaliland Oo Tartan Kula Galeysa Djibouti Dhoofinta Gaaska Dabiiciga Ah Ee Itoobiya Somaliland ayaa sheegtay inay tartan kula galeyso dalka Djibouti sidii dekadda Berbera looga dhoofin lahaa gaas-ka dabiiciga ah ee laga soo saarayo dhulka Soomaalida Itoobiya, Dalabka Somaliland waxaa uu imaanayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Farmaajo Iyo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Ee Qatar?! Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa uu Muqdisho kula kulmay wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Sultan bin Sacad Al Muraikhi. Sultan bin Sacad Al Muraikhi, waxaa uu ugu horreyntii soo…