2 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraatka oo Hawada Sare u Diray Dayax Gacmeedkii Ugu Horreeyay ee ay Carabi Sameyso Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa dalka Japan ka diray dayax gacmeedkii ugu horreeyay ee ay Carabi sameyso, waxaa laga tuuray gantaalka (H-IIA) ee dalka Japan. KhalifaSat, ayaa loo aqoonsan yahay inuu yahay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ergada Q/Midoobey Iyo M/Afrika Ee Soomaaliya Oo Bilaabaya Dhex-dhexaadinta Dowladda Dhexe Iyo Dowlad Goboleedyada Ergada Qaramada Midoobey Iyo Midowga Afrika Ee Soomaaliya Nicholas Haysom iyo Ambassador Francisco Madeira oo maanta la kulmay guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa sheegay inay bilaabayaan dhex-dhexaadinta dowladda federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Guud Ee Daraawiishta Puntland Gen. Siciid Oo Isu sharaxay Hoggaanka Puntland Isagoon Is-casilin! Taliyaha guud ee ciidamada daraawiishta Puntland Gen. Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) ayaa maanta ku dhawaaqay inuu u taaganyahay doorashada madaxtinnimada Puntland ee sanadka soo socda, Gen. Siciid Dheere ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog Oo Ogaatay Sababta Ay Dowladda Turkiga Uga Baaqatay Shirkii OIC Ee Muqdisho Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa ka baaqday shirkii shalay sabtidii ka dhacay Muqdisho ee ay yeesheen kooxda xiriirka Soomaaliya ee ururka iskaashiga Islaamka(OIC) sabab lagu sheegay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Ay Qatar Maal-gelisay Ee Kooxda xiriirka Soomaaliya(OIC) Oo Noqday Mid Matalaaddiisu Hooseyso Shirka Kooxda xiriirka Soomaaliya ee ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa diblomaasiyad ahaan u dhacay qaab matalaad hoose, waxaa loogu talo-galay wasiirrada arrimaha dibadda ee 15 dal ee uu ururka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Cali Cabdi: Dowladda Federaalka Ah, Maamulka Koonfur Galbeed Arrimihiisa Faraha Ha kala Baxdo Asalaamu Caleykum, Dhamaan umada Soomaaliyeed gaar ahaan shacab dega deegaanada Koonfur Galbeed, waxaan halkan dardaaran uga soo jeedinayaa dadka dega deegaanada Koonfur Galbeed, Xildhibaanada KG iyo Dowlada Fedaraalka arimaha la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Mucaaradka Oo Xukuumadda Ku Eedeeyey Inay Dhageysato Telefoonnada Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland ayaa cambaareeyay qalab ay sheegeen in ay soo iibsatay xukuumadda Somaliland kaasi oo ay sheegeen in lagu dhagaysanayo codadka telefoonnada muwaadiniinta, hoggaamiyeyaasha mucaaridka ah iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog Oo Heshay War-murtiyeedka Shirka(Contact Group) OIC Ee Ka Dhacaya Muqdisho, Akhriso Kooxda xiriirka Soomaaliya( contact group on Somalia) ee ka tirsan ururka Islaamiga OIC ayaa maanta shir lagu sheegay kulan heer wasiirro ah ku qaban doona magaalada Muqdisho, kulanka oo xoogga lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kooxda Xiriirka Soomaaliya(contact group on Somalia) Ee Ururka OIC Oo Ku Kulmaya Muqdisho Kooxda xiriirka Soomaaliya( contact group on Somalia) ee ka tirsan ururka Islaamiga OIC ayaa maanta shir lagu sheegay kulan heer wasiirro ah ku qaban doona magaalada Muqdisho. Kulanka oo xoogga lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Qaar Ka Mid ah Dadkii Kusoo Dhaawacmay Sool oo La keenay Muqdisho Waxaa xalay la keenay Muqdisho ilaa 22 qof oo ka mid ah dadkii kusoo dhaawacmay dagaal beeleedkii ka dhacay degaanka Dhumay ee Gobolka Sool. Dadkan oo ay qaarkood xaaladdadoodu aad…