1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobey Oo Baareysa Hub Laga Qabtay Xeebaha Yemen, Soomaaliya Iyo Iran Waa Laga Shakiyey Khubaro Qaramada Midoobey ah ayaa baareysa in ka badan 2,500 qoray oo AK-47 ah iyo qoryo kale ah, ee uu qabtay markab Mareykanka ah, qoryahan oo laga qabtay xeebaha Yemen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas: Xisbiga Hurusocod Qaran Waxaa Ku Mideysan Dhammaan Dowlad Goboleedyada Goluha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa shirkoodii 4aad ee Garoowe isku raacey inuu sameeyo Xisbi Siyaasadeed ee lagu magacaabo Xisbiga Hurusocod Qaran(National Progressive Party) oo ay ku mideysanyahiin afarta Dowlad Goboleed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf Oo La Guddoon-siiyey Abaal-marinta Nabadda Ee Sanadka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa maanta abaar-marinta nabadda ee sanadka ama “peace Maker of the year” guddoonsiiyey madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo akhrinayey sababata uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Dayax-gacmeed Direysa Sanadka Soo Socda War ka soo baxay dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay in Addis-ababa ay sanadka 2019 hawada sare ay u diresyo dayax-gacmeedkii ugu horreeyey oo uu dalkaasi yeesho, sida xaqiijiyaya xafiiska isgaarsiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beyle Oo u Fasaxidda $5-ta Milyan Bangiga Adduunka Ee D/Goboleedyada Ku Xiray Xisaab Celin Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Wasaaradaha Maaliyadda ee dowlad goboleedyada ku wargelisay inay u diri-doonta maamullada $5 Milyan oo Dollar oo qeyb ka aha barnaamijka Surge…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Federaalka Ah Oo Maanta Ka Hadlay Dagaal-ka Sool Labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah, waa golaha shacabka iyo aqalka sare ayaa maanta si gooni-gooni ah uga hadlay dagaalka ka socda koonfurta Sool. Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiinaha Oo Ballanqaaday Suuq-geynta Kaluumeysiga Soomaaliya Iyo Arrimo Kale Wasiirka kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee JFS Cabdillahi Bidhan Warsame ayaa talaadadii kulan la qaatay safiirka dowladda Shiinaha ee u fadhiya Soomaaliya Qin Jian. Kulanka oo ka dhacay saafaradda Shiinaha…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Bedellada Caafimaad ee Ugu Habboon Ee Marka Ay Kugu Dhacdo Hurdo La’aan Waxaa jira daraasado badan oo ku talinaya iney lagama maarmaan tahay in qofku uu helo 8-saacadood oo hurdo ah, haddii kalena ay ku dhacyaaan cudurrada nafta iyo kuwa jirka haleela.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Dabeysha, Bal Wax Ka ogow, Heerka Cudurka Dabeysha Ee Soomaaliya Maanta waa maalinta caalamiga ah ee cudurka dabeysha, UNICEF iyo WHO waxaa ay sheegayaan in ay jiraan dadaallo waaweyn oo laga gaaray dhanka cirib tirka cudurka dabeysha gudaha Soomaaliya labaatankii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Associated Press: Ku-xigeenkii ISIS Ee Soomaaliya Oo La Dilay Mas’uuliyiin u hadlay sirdoonka Soomaaliya ayaa sheegay in Muqdisho lagu dilay ku-xigeenka ISIS Ee Waqooyiga Soomaaliya. Mas’uuliyiintan oo magacooda qariyey ayaa u sheegay wakaaladda Associated Press in meydka Mahad Macalim…