2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo Aqalka Sare U Soo Jawaabtey, Guddi 4 Wasiir Ka Kooban Ayaa Ku Jira Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay ka heleen jawaabo ku aadan siddii xal looga gaari lahaa tabashooyinka ay soo gudbiyeen madaxda dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan: Dilka Khashoggi Wuxuu Ahaa Mid Qorsheysan Iyo Boqor Salmaan Oo La Kulmay Reer Khashoggi Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa u sheegay xildhibaannada xisbigiisa in dilka Jamal Khashoggi uu ahaa mid horay loo sii qorsheeyey, isaga oo intaasi raaciyey in Turkiga ay hayaan caddeymo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Farxiyo Xasan Oo Iska Fogeysay Mooshinka Ka Dhanka Ah Madaxweyne Farmaajo Xildhibaan Farxiyo Axmed Xasan oo ka tirsan aqalka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa iska fogeysay inay qeyb ka tahay ama ogtahay xildhibaanno saxiixay mooshin ka dhan ah madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Ogow, Labo Dhacdo Oo Bariga Dhexe Ah Oo Maanta Caalamka Indhaha Lagu Haaayo Waxaa ay dunida maanta indhaha ku heysaa labo arrin oo ka dhaceysa bariga dhexe, gaar ahaan boqortooyada Sacuudiga iyo Turkiga, labada arrin waxaa ka dhaxeeya xiriir aad u adag. (1).…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada: Dowladda Federaalka Waxaa Ay Baydhabo Geysay Hub Iyo Ciidan Wasiirka dastuurka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ahna Afhayeenka golaha iskaashiga maamul goboleedyada Cabdullaahi Sheekh Xasan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ku eedeeyay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Badalay Sheekada Dilka Jamal Khashoggi, “Ceeji Ayuu u Dhintay” Riyaadh Mas’uul u hadlay Sacuudiga ayaa badalay riwaayaddii Xeer-ilaaliyaha Sacuudiga ee ku saabsaneyd dilkii Jamal Khashoggi , mas’uulkan waxaa uu sheegayaa in Jamaal u dhintay wada hadal ku saabsan sidii uu Sacuudiga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Xuseen Sheekh: Jawaab Looma Qaadan Karo Qoraalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shalay waxaa ay soo saartey Warmurtiyadeed kaas oo lagaga hadlay doorashooyinka dowlad goboleedyada qaar iyo khilaafka Villa Somalia kala dhaxeeya dowladaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka? Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 22-ka bisha Octoober 2018 kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka ayaa noqon-doona…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Madoobe: Goluhu Waa Muqadas, …May be Inaan Hoggaan Sameysanno ayaa Laga Yabaa Axmed Madoobe, madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo ka hadlay shirka 4aad ee golaha iskaashiga dowlad goboleedyada oo ka socda Garoowe ayaa ku dheeraaday arrimaha amniga isaga oo sheegay in dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xaaf: Waxaan Jeclaan lahaa in Golahu Sameysto Ciidamo u gaar ah, Oo Laga Maarmo SNA Axmed Geelle Xaaf, madaxweynaha Galmudug oo ka hadlayey shirka 4aad ee golaha dowlad goboleedyada uga socda Garoowe ayaa ku dheeraaday sida ay dowladda dhexe u hurineyso dhibaatada Galmudug, gaar ahaan…