2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka “Xalinta Khilaafaadka Galmudug Waa Mas’uuliyadeenna Dastuuriga ah”, Senatorrada Cabdi Dhuxulow(Dhagdheer) Iyo Yusuf Ugaas(Dhagey) Senator Cabdi Axmed Dhuxulow(Dhagdheer) Iyo Senator Yusuf Geelle Ugaas(Dhagey) oo ka jawaabayey eedeyn uu shalay u soo jeediyey madaxweynaha Galmudig Axmed Geelle Xaaf ayaa qoraal ay warbaahinta soo gaarsiiyeen ku…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Ciidamo Xabadeeyey Xildhibaan Mahad Salaad, Kana Hor Istaagay Inuu Shaqada Aado Ciidamo ka tirsan dowladda federaalka ah oo joogay isgoyska Zoobe, ee KM5 ee magaalada Muqdisho ayaa saaka waddada ka xirtay Mahad Salaad oo ah xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Itoobiya iyo Eritrea oo Muqdisho Soo gaaray Waxaa goordhow garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho soo gaartay wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka jaarka nala ah ee Itoobiya iyo Eritrea. Dr Workneh Gebeyehu oo Itoobiya ka socda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka: 60 Al-shabaab Ah Ayaan Ku Dilnay Xarardheere Duqeyn diyaaradaha Mareykanka ay u geysteen Al-shabaab ayaa waxaa lagu dilay 60 ka tirsan xarakada, duqeynta waxaa ay ka dhacday Xarardheere, Mudug, sidaasi waxaa lagu sheegay qoraal ay xalay soo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kooxda Xiriirka ee OIC Oo Golaha Ammaanka Ugu Baaqay In Soomaaliya Si Buuxda Looga Qaado Cunaqabateynta Hubka Kooxda xiriirka ee ka tirsan ururka OIC ayaa la werinayaa in kulan heer wasiirro ay ku qaban doonaan Muqdisho 27 October 2018, kulanka oo xoogga lagu saarayo nabadda, dhismaha dowladnimada…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Sawirro: Carwadii ugu Horeysay ee Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada oo Muqdisho Laga Furay Carwadii ugu horreysay ee isgaarsiinta iyo teknoolojiyada dalka ayaa maanta ka furantay magaalada Muqdisho, taas oo soo bandhigeysa horumarka ay bulshadeenu ka sameeyeen isgaarsiinta iyo teknoolojiyada. Carwadan waxaa loogu talo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abiy Oo Magacaabay 20 Wasiir oo 10 Haween Yihiin, Gashaandhigga ayaa ka mid ah Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa waxaa uu magacaabay gole wasiirro oo ka kooban 20, 10 ka mid ah waa haween. Haweenka uu Abiye Axmed u magacaabay golahiisa wasiirada waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabadhii ugu horeysay oo Somali-Belgium ah oo ku Guuleysatay golaha Deegaanka ee Leuven Sahra Maxamed Khalif oo 21 jir ah ayaa ku guuleystay xubin golaha deegaanka ee magaalada Leuven ee dalka Belgium ka dib markii ay heshay cod gaaraya 772. Sahra oo ka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Somalia oo Arrinta Jamal Khashoggi Darteed La Safatay Sacuudiga, Maxay Ka Dhigantahay?! Qoraal ka soo baxay Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya taagereyso dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya, go’aankan ay qaadatay Muqdisho waxaa uu ka hor imaanayaa Turkiga iyo Mareykanka,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare: Senatarada Koonfur Galbeed Ku Matala Oo Ka Hadlay Qaraxii Baydhabo, Aminga iyo Doorashada Madaxweynaha Senatarada Dowlada Federalka Soomaaliya ku-matala Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayagoo tixgelinaya xaladaha amni, siyaasadeed, bulsho iyo dhaqaalaba, kulamo muddo u soo scodey ka dib, waxaa ay soo saareen qodobada…