1 daqiiqo Sheeko:Dalka Minnesota: Labo Hablood oo ku Geeriyooday Shil Gaari Gobolka ay Soomaalida degto ee Minnesota ayaa la sheegayaa in labo hablood oo Soomaali ah oo la la’aa ilaa habeenkii Jimcaha meydkooda iyo baabuur ay wateen laga helay haro ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Sanad Kadib Waxbarasho Lacag La’aan Ugu Yaboohday Agoonta Qaraxii Soobbe Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxbarasho lacag la’aan ugu yaboohday caruurtii ku agoontinimowday qaraxii Soobbe, ballanqaad lagu tilmaamay inuu yahay mid aad uga dib dhacsan waqtigii ay ahayd in la sameeyo.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo Kala Saxiixday €100 Milyan oo lagu kabayo Miisaaniyadda Dawladda Xukuumaadda federaalka Soomaaliya iyo midawga Yurub ayaa maanta kala saxiixsay €100 (Boqol milyan oo Yuuro) oo midawga Yurub si toos ah ugu taageerayo miisaaniyadda dawladda. Heshiiskaan oo lagu saxiixay munaasabad…
8 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Sanad Kadib Qaraxii Zoobe…Maxaa Fashiliyey Qorshihii Dagaal Iyo Aargudashadii?!! Muddo sanad ah ayaa laga joogaa qaraxii ka dhacay isgoyska Zoobe, in ka badan 1000 qof ayaa ku waxyeeloobay, si looga jawaabo madaxweyne Farmaajo iyo ra’isul wasaare Xasan Kheye waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda C.Q.S oo xukun dil ah ku fulisay Ninkii ka dambeeyey qaraxii Soobe Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidanka Qalabka Sida ayaa saaka Xukun dil ah ku fulisay Xasan Aadan Isxaaq oo ka tirsanaa Maleeshiyada Alshabaab,kaasi oo ka dambeeyey fulinta qaraxii 14 Oct sanadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: 9 Bil Gudaheed Ayaan Ku Dhameystireynaa Dhismaha Tiyaatarka Qaranka(National Theatre) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhagax dhigay xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka(National Theatre) ayaa ballanqaaday in lagu dhameystiri doonno muddo 9 bil ah. Madaxweynaha ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Looma Aasaasin inuu Noqdo Isbaheysi Mucaarad Qoraal ay maanta soo saartay dowlad goboleedka Hirshabelle waxaa lagu sheegay in golaha iskaashiga dowlad goboleedyada aan loo aasaasin inuu noqdo isbaheysi mucaarad balse ujeedka ahaa inay dowladda federaalka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Fact Check: Wasiir Khadiijo Oo Ka Beensheegtay Xuska Maalinta Calanka Soomaaliyeed Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo shalay khudbad ka jeedineysay munaasabadda lagu xusayey maalinta calanka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in ay tahay markii ugu horeysay…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askar Ka soo Baxay aag Dagaal oo La Xukumay askari oo soo faarujiyay aagga Dhanaane ayaa loo soo xiray ka bixid aag dagaal iyo amardiido ay ku samaayeen Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka kowdii bishii sideedaad ee sanadkan. Askartan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Dabeysha Luban Oo Ku Soo fool Leh Xeebaha Waqooyi Ee Soomaaliya NASA iyo hey’ado kale oo caalami ah ayaa ka digaya dabeysha Luban oo maalmihii la soo dhaafay ka jirtay Gacanka Carabta. Dabeysha Luban ayaa la filayaa in axadda oo berri…