2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la Kulmay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kulan Dhex Maray Mas’uuliyiinta Aqalka Sare Iyo Wakiilka Qaramada Midoobey Ee Soomaaliya Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi, Ku xigeenkiisa 1aad mudane Abshir Maxamed Axmed, habdhowraha guud ee golaha iyo Senatarro kale ayaa maanta xarunta aqalka kula kulmay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaare Kheyre Oo Ka Hadlay Safarkiisa Boqortooyada Sacuudiga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Sucuudi Carabiya kadib casuumaad uu ka helay Boqor Salman bin Abdulaziz. Ra’iisul wasaare…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Yarisow: Stadium Muqdisho waxaan ku qabaneynaa Tartanka Maamul Goboleedyada 2018 Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa caasimada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yariisow) ayaa sheegay in maamulkiisa xooga saarayo labada bil ee ka harsan sanadkan 2018 sidii loogu diyaari garoobi lahaa in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Sheegtay Sababta Ay u Baajiyeen Kulan Ay Ku Madal Sanaayeen Wasiir Jamaal Iyo Xaliimo Yarey Wasiirka warfaafinta dowladda Puntland, Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa maanta ka hadlay xayiraadka xagga shirarka iyo la hadalka bulshada oo ay maamulkooda ku soo rogeen mas’uuliyiinka ka socda dowladda federaalka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Harriett Baldwin: UK uma Aqoonsana Somaliland Inay Tahay Dal Madax-bannaan, Wareysi Wasiiru-dowlaha dalka Ingiriiska u qaabilsan qaaradda Afrika Harriett Baldwin iyo wafdi ay hoggaamineyso ayaa todobaadkan booqasho ku yimid Soomaaliya. Haddaba, Harriett Baldwin waxaa ay wareysi gaar ah siisay Goobjoog News,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Xukuntay Askari Dhac Geystay Dable Booliis Maxamed Cabdikariin Cabdullaahi ayaa laga soo qabtay agagaarka jaamacadaha degmada Hodan xilli uu dhac u geysanayay dadka ka soo baxay salaadda subax iyo kuwa u sii socday Masjidyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Maalgeshiga Afrika Kula Tartamaya Shiinaha Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la filaa inuu maalmaha soo socda ogolaado hindise cusub oo noqon-doona Istaraatiijiyad ay Mareykanku ku Maal-geshtaan qaaradda Afrika. Qorshahan Maalgeshiga Mareykanka ee Afrika, waxaa dejiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UK Oo 25 Milyan oo Pound Siisay Sanduuqa Horumarinta Somaliland Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta la kulmay wafdi ay hoggaamineyso Harriett Baldwin oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska iyo Wasiiru-dawlaha Ingiriiska u qaabilsan qaaradda Afrika. Kulanka oo sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cawad Oo Warqadaha Danjiranimo ka Guddoomay Safiirka cusub ee Faransiiska Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee France ee…