1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiir Jamaal Maxamed Xasan Oo Noqday Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa ku dhawaaqay in wasiirka wasaaradda qorsheynta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan uu noqday xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee baarkamaanka federaalka ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho oo Mamnuucay in Dekadda Muqdisho Laga Soo Dejiyo Mooto Bajaaj Wareegto uu soo saaray Guddoomiyaha mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa lagu mamnuucay in dekadda Muqdisho laga soo dejiyo mooto Bajaaj cusub. Guddoomiye Yariisow ayaa sidoo kale Mamnuuucay in waddooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: 185 Leyli Sarkaal Oo Ka Qalin Jabiyey Dugsiga Tababarka Turkisom 185 Leyli Sarkaal oo Soomaali ah ayaa maanta tababar Ciidan loogu soo gabagabeeyey Saldhigga Turkiga ee Muqdisho. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Xasan Cali Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Bilowdey Dhoofsashada Sagaarada Soomaaliya Dowladda Qatar oo loo sii marinayo safaaraddeeda Soomaaliya ayaa loo ogolaaday inay dalkeeda u dhoofsato duurjoogta nooceedu yahay Sagaaro gaaraya (14 Sagaaro), sidaas waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Federaalka Oo Roobow Ka Hor Istaagtay Tartanka Madaxtinnimada K/Galbeed Wasaaradda Amniga ee dowladda federaalka Somaaliys ayaa qoraal ay soo saartey ku Sheegtay in Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur aanu weli buuxin Shuruudihii looga qaadi lahaa Cunaqabataynta Caalamiga ah ee saarnayd,…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sawirro: Muxuu Ka Hadlay Xasan Sheekh, Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka? Waxaa maanta Muqdisho lagu daahfuray xisbiga midowga nabadda iyo horumarka, waa xisbi qaran oo ay ku bahoobeen in ka badan 80 xildhibaan oo ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sawirro: Daahfurka “UPD” Oo Ah Xisbi Ay Ku Bahoobeen Siyaasiyiin iyo Xildhibaannaddii ugu Badnaa BFS Waxaa maanta Muqdisho lagu daahfuray xisbiga midowga nabadda iyo horumarka, waa xisbi qaran oo ay ku bahoobeen in ka badan 80 xildhibaan oo ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Mucaaridka iyo Muxaafidka oo ku Kala Fog Doorashada Baarlamaanka Sida uu qorshuhu yahay Somaliland waxaa ka dhacaysa sannadka soo socda ee 2019ka doorashada baarlamaanka iyo degaanka taasi oo ku muddaysan 27ka bisha March. Hase ahaatee qabsoomidda doorashooyinkan oo horay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka Aden Cadde: Shaqaalaha Qeybta Hagista Diyaaradaha Oo Shaqo Joojin Sameeyey Waxaa maanta shaqo joojin sameeyey shaqaalaha qeybta hagista diyaaradaha ee garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho. Shaqo joojintan ayaa ka billaabatay khilaaf muddo dheer soo jiitamayay oo u dhexeeyay shirkad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka Oo Ka Qeyb-galaya Kulanka Golaha Shacabka Waxaa maanta kulanka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ka qeyb galaya guddoomiyaha KMG ah ee xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka Xasan Sheekh Maxamud. Mudane Xasan Sheekh Maxamud waa madaxweynihii…