1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Qaramada Midoobey: Soomaaliya Oo Saxiixdey Qaraar Muhiim u Ah Naafada Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Deeqa Yaasiin Xaaji Yuusuf ayaa talaadadii xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada New York ku saxiixday qaraarka Qaramada Midoobey ee dhowrista Xuquuqda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Weerar Cirka Ah Ku Dilay 9 Ka Tirsan Al-shabaab Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay inay qaadeen weerar cirka ah oo ka dhan ah Al-shabaab, isla markaana ay dileen ilaa 9 ka tirsan kooxda. Weerarka ayaa jawaab u ahaa mid ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Wasaaradda Waxbarashada Oo Manhajka U Qeybisay 24 Iskuul Oo Ay La Soo Wareegtay Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare e xukuumadda Soomaaliya Feysal Cumar Guuleed ayaa maanta iskuullada dowladda u qeybiyay buugaagta manhajka ee dhowaan ay diyaarisay wasaaradda waxbarashada Soomaaliya.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka IPSOS: Hoos Ayey u Dhacday Kalsoonida Ay Soomaalida Ku Qabeen Farmaajo iyo Kheyre IPSOS oo shirkad laga leeyahay Mareykanka iyo Farsight Africa Research oo ah shirkad Soomaaliyeed ayaa si wadajir ah u sameeyey baaritaan ah sida ay dadka Soomaaliyeed ugu kalsoon yihiin hey’adaha…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Baaq u Diray Mas’uuliyiinta Galmudug, Akhriso Qoraalka Guddiga joogtada ah ee golaha aqalka sare ayaa maanta waxaa uu soo saaray baaq ku aadan sidii loo dejin lahaa khilaafka mas’uuliyiinta Galmudug iyaga shacabkana ku dhiirigeliyey inay taageeraan dhex-dhexaadinta…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wax Ka Ogow Hindise Sharciyeedka Nidaamiya Naqshadeynta Magaalooyinka iyo Maamulka Dhulka Kulanka 9aad kalfadhiga 4aad ee golaha shacabka oo maanta ay soo xaadireen 168 Xildhibaan ayaa la sii wadey dooddii xeer-hoosaadka golaha, waxaa kale oo maanta la qeybiyey hindise sharciyeedka nidaamiya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Qarax Lala eegtay Kolonyo Ciidamo Talyaani Ah Qarax weyn ayaa goor dhow waxaa uu ka dhacaya agagaarka wasaaradda gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho. Weriyaha Goobjoog News ayaa soo sheegay in qaraxa lala eegtay gawaarida gaashaaman ee ciidamada Talyaaniga.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Eritrea Iyo Soomaaliya Oo Dalbaday In Cunaqabateynta Hubka Laga Qaado, Yaa Diidan?! Wasiirka arrimaha dibadda Eritrea Cusmaan Maxamed Saalax ayaa ku eedeeyey dalal ku jira golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey in aaney dooneyn in cunuqabateynta laga qaado dalkiisa kadib heshiiska ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xasan Sheekh Oo Guddoomiye KMG u Noqday Xisbi Heysta Aqlabiyadda Baarlamaanka Federaalka ah Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dhisay xisbiga Midowga Nabadda iyo Dimoqraadiyadda (UPD) oo ah xisbi ay ku mideysan yihiin in ka badan 80 xildhibaan oo labada aqal ee baarlamaanka federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ee Racep Tayip Erdogan Oo Rasmi Loo Furay Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ee Racep Tayip Erdogan oo furneyd tan iyo 2016-kii, isla markaana ay dhigtaan 270 arday ayaa maanta si rasmi ah loo furay. Xafladda furitaanka oo hadda ka…