2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cawad: Al-shabaab iyo Al-qaa’ida Ma Hayaan Fikrado Soo Jiita Dadka Wasiirka arrimaha Dibedda Somalia Axmed Ciise Cawad oo sabtidii ka hadlay kulanka sanadlaha ah ee jimciyadda qurumaha ka dhaxeysa ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin argixisada, horumarrada jira, AMISOM, sidii Soomaaliya looga…
2 daqiiqo Sheeko:War Ardeyda Soomaaliyeed ee Sudan Oo Sheegay In Safaaradda Laaluush Ka Qaaday Safaaradda Soomaaliya ee Sudan welin waxaa ka taagan dhibaato lagu hayo ardayda Soomaaliyeed ee Sudan wax ka barata, iyadoo hada laga qaado lacago baad ah ama Laaluush. Safaaradda maxay aradaydu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga NISA Oo Sheegtay Inay Qabatay Khabiir Al-shabaab u Qaabilsanaa Qaraxyada Ciidamada ammaanka ee Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen khabiir Al-Shabaab u qaabbilsanaa dhanka Miinooyinka iyo Qaraxyada, xilli uu ku dhuumaaleysanayay agagaarka Ex-koontarool Af-gooye. Howl-galkan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaadir: Akhriso Magacyada Iskuullada Ay Dowladda Maamuli-doonto Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay la wareegtay 24 iskuul oo ku yaalla gobolka Banaadir, sidaasi waxaa sheegay Wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre. “Maanta waxaan ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga Adduunka Oo Soomaaliya Ugu Deeqay $80 Milyan, Akhriso Isticmaal-ka Bangiga adduunka ayaa sheegay in maamulkiisu garteen in Soomaaliya la siiyo deeq lacageed, lagana taageero barnaamijka qorshaha bahwadaagga Soomaaliyeed (CPF) oo afar sano ah, si barnaamijka loo fuliyo waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo U Baaqday Kooram La’aan Iyo Magacyo La Yeeriyey Waxaa maanta kooram la’aan u baaqday kulanka xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Sida uu ku waramayo weriyaha Goobjoog News ee golaha shacabka, waxaa soo xaadiray 120 xildhibaan halkii laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Gaas Oo Raali geliyey Koonfur Galbeed Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa raali gelin ka bixiyey khudbad uu sheegay inuu uga hadlayey Al-shabaab iyo deegaanno uu soo hadal qaaday. War Saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya Oo 9 Helicopter U Soo Iibsatay La-dagaalanka Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa la sheegayaa in 9 helicopter ay ka soo iibsatay Imaaraadka si adkeeyo amnigeeda gaar ahaan la-dagaalanka Al-shabaab. Wasiirka gashaandhigga ayaa kula wareegtay saldhigga militari ee Laikipia Air…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Ogow Dakhliga Ay Dowladda Federaalka Ah Ka soo Xareyso Dekadda Xamar? Maxamed Sheekh oo dekadda Xamar u qaabilsan warbaahinta ayaa Goobjoog News u sheegay in dakhliga guud ee dekadda ka soo xarooda uu gaaryo $10 Mliyan. Maxamed waxaa uu intaasi ku…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Sharciga: Dalkee Ayuu Farmaajo Daacad U Yahay, Mareykanka Mise Soomaaliya?! Sida ay qortay wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka waaxdeeda qunsuliyadaha, waxaa jira shaqooyin ay muwaadiniinta Mareykanka ku lumin karaan dhalashada dalkaasi haddii ay ka qabtaan dal ajnabi ah. Qofka Mareykanka…