1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Muqdisho Maxamuud Cabdi Maadhiin Oo ahaa dhalinyaro ka tirsanaa shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta SOMTEL ayaa maanta lagu dilay agagaarka masjidka Xareed, Suuqa Bakaaraha ee degmada Howl-wadaag, Muqdisho. Lama oga sababta dhabta ah,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Albayrak: $10 Milyan Ayaan Bishii Ka Soo Saarnaa Dekadda Muqdisho Shirkadda dhismaha Turkiga ee Albayrak, ee maamusha dekadda Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday inay bishii ay dekadda ka soo sooraan $10 Mliyan. Axmed Sami Isler, oo ka tirsan maamulka shirkadda…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Ka Doodey Marxuum Axmed Mukhtaar Saalax Oo Lagu Gubey Muqdisho Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah Soomaaliya ayaa maanta kulankooda 6aad ee kalfadhiga 4aad uga dooday xad gudubkii banii’aadnimada ka baxsanaa ee lagu gubey Axmed Mukhtaar Saalax. Guddiga arrimaha bulshada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghaya Joogtada Ee Wasaaradda Batroolka Oo Sharci-darro Ku Tilmaamay Shaqo Joojintiisa Jamaal Qaasim Mursal oo ah xogheyaha joogtada ah ee wasaaradda Batroolka iyo Macdanka kaas uu shaqao joojin ku sameeyey Cabdirashiid Maxamed Axmed oo ah wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Lagu Qabtay Xaflad Loogu Dabaal-dagayo Xuska Aas-aaska Boqortooyadda Sacuudiga Madaxweyne ku-xigeenka Somaliand, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xalay ka qayb galay xaflad ballaadhan oo loo qabtay jaaliyadda Sucuudiga ee ku nool Somaliland, xafladani oo si weyn loo soo agaasimay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Maanta Lasoo Gebagabeynayo Waxaa maanta garoonka Banaadir lagu soo gebagabayn doonaa tartanka kubadda cagata ee degmooyinka Gobolka Banaadir 2018. Tartanka oo ay ka qayb galeen 17 degmo ee gobolka Banaadir, waxaa uu Finil-ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqo Joojin Lagu Sameeyey Xoghaya Joogtada Ah Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanka Jamaal Qaasim Mursal oo ahaa xogheyihii joogtada ahaa ee wasaaradda Batroolka iyo Macdanka ayaa shaqo joojin lagu sameeyey, loona wareejiyay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Cabdirashiid Maxamed Axmed, wasiirka wasaaradda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Qaadacday Shir Uu ugu Yeeray Madaxweyne Farmaajo Dowlad goboleedka Galmudug ayaa war saxaafadeed ay maanta soo saareen ku qaadacay shir berri Muqdisho ka dhici lahaa, kaas uu maalin ka hor ku baaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Khasaare Ka Dhashay Qarax Loo Adeegsaday Gaari Gacan Isgoyska Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa goordhow ka dhacay qarax loo adeegsaday gaari gacan, iyada oo la dhigay goob ay dadka ku badan yihiin, lagana raro BL-ka, hal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bakaaro: Wiil Dhalinyaro Oo La Dilay Iyo Askar La Weeraray Rag hubeysan ayaa goordhow waxaa ay isgoyska suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku dileen wiil dhalinyaro ahaa oo watay dhar shacab ah. Wiilka la dilay waxaa la sheegayaa inuu ka…