1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: 2 Qof Oo Ku Dhimatay Shil Gaari Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhimatay shil gaari oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, shilka ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka hotelka Madiina ee degmada Xamar Jajab. Shilkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Duqeyn Cirka Ah Ku Dilay 18 Ka Tirsan Al-shabaab Weerar cirka ah, oo Ciidamada Mareykanka ay u qaadeen Al-shabaab waxaa ay ku dileen 18 ka tirsan Al-shabaab, sidaasi waxaa sabtidii sheegay AFRICOM. Afhayeen-ka AFRICOM Nate Herring, oo la hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer: Farmaajo Ma Tagi Karo Mareykanka Isaga Oo Madaxweyne Soomaaliyeed Ah!! Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sanadkii 2aad ka baaqday shirka Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa sababo la xiriira dhalashadiisa Mareykanka ah. Wasiir arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad ayaa u kicitimay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Sanadkii 2aad Ka Baaqday Shirka Jimciyadda Qurumaha ka Dhexeysa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sanadkii 2aad ka baaqday shirka Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa sababo la xiriira dhalashadiisa Mareykanka ah. Wasiir arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad ayaa u kicitimay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IMF: Dowladda Soomaaliya Waxaa U Socda Wejiga 3aad Ee Barnaamijka SMP Saraakiil ka socota hey’adda lacagta adduunka ee IMF, uuna hoggaaminayo Maxamed H. El-xage ayaa soo gabagabeeyey booqasho ay ku yimaadeen magaalada Nairobi September 15–20 iyaga oo u kuul-galay horumarka ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Shir Is Faham Ah Ugu Yeeray Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug si loo soo afjaro xaaladaha siyaasadeed iyo amni ee kasoo cusboonaaday deegaannadaas. Madaxweynuhu waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Gabar Ardey Ah Oo Lagu Dhex Dilay Jaamacadda Waxaa Goordhow lagu dhex dilay jaamacadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho gabar ardey aheyd oo ku jirtay fasalka, taas oo ah arrin cusub. Aamina Xuseen Xasan, ayaa lagu dhex toogtay Jaamacadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tanzania: Cabsi Laga Qabo In 200 oo Qof Ku Dhinteen Markab Marayey Lake Victoria Waxaa isa soo taraya cabsi laga qabo in 200 oo qof ay ku dhinteen markab ku quusay badda yar ee “Lake Victoria”. Wararka qaar ayaa sheegaya in markabka ay saarnaayeen…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baydhabo: Wafdiga Aqalka sare Oo Ka Qeyb-galay Kulanka Golaha Wasiirrada Maamulka K/Galbeed Wafiga Aqalka sare ee magaalada Baydhabo u jooga xal u helista is afgaranwaaga soo kala dhexgalay Dowladda Federaalka iyo Maamul Gobolleedyada iyo Maamul Goboleedyada dhexdooda ayaa shalay ka qeyb galay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland: Wafdiga Aqalka Sare oo Kismaayo Kula Kulmay Odayaasha Dhaqanka Iyo Haweenka Wafdiga Golaha Aqalka sare ee ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa la kulmay odayaasha dhaqanka iyo ururka haweenka Jubbaland,waxayna kala hadleen sida ugu haboon ay uga…