1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Ka Hadlay Kursi Ka Bannaan Golaha Shacabka Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa maanta ku dhawaaqay boos buuxinta kursi ka bannaan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka oo deegaan doorashadiisa tahay Puntland. Kursigan uu 6-dii bishan September…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Gaas Oo Golihiisa Wasiirrada Kula Shiray Gobolka Sanaag Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Cabdiwali Cali Gaas ayaa markii ugu horaysay waxaa uu maanta shirka golaha wasiirrada ku qabtay degmada Badhan ee gobolka Sanaag. Shirkan oo saacado socday, waxaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-Shabaab Oo Sheegtay Inay Saraakiil Ciidan Ku Dileen Qarax Miino Al-shabaab ayaa qarax khasaare ka dhashay waxaa ay u geysteen gaari ay la socdeen saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka oo marayey gobolka Shabeellaha Hoose, gaar ahaan inta u dhaxeysa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galgaduud: Khasaare Ka Dhashay Beelo Ku Diriray Gacan Ku Heynta Dac-dheer Dad tiro ahaan aan la xaqiijin ayaa ku dhintay halka 26 kale ku dhaawacmeen dagaal labo beel ku dhex maray deegaanka Dac-dheer oo ka tirsan Galmuduug balse ku yaallo dhanka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xukuumadda Iyo Mucaaradka Oo Ka Heshiiyey Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka Iyo Baarlamaanka Somaliland, xukuumadda iyo xisbiyada ayaa ku heshiiyey inay guddi u saaran is mari waaga ka taagan doorashada goleyaasha deegaanka iyo baarlamaanka. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Syalici, Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Michael Keating: Haddii Ay Somaliland Sameyn Karto, Soomaaliya Waa Ay Sameyn Kartaa Wakiilka sii baxaya ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating oo wareysi siiyey barnaamijka GMT ee BBC News, isla markaana ka hadlayey doorashada 2020-ka ayaa sheegay in haddiiba qof iyo cod…
7 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Qeyb Ka Mid Ah Dooddii Xildhibaannada Golaha Shacabka Ee Amniga Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maalintii 3aad waxaa ay dood ka yeesheen arrimaha amniga. Xildhibaannada maanta hadlayey waxaa ay ku dheeraadeen xaaladda amniga iyo sida ay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhuusamareeb: Wafdiga Aqalka Sare Oo La Kulmay Xaaf, Shaakir Iyo Mas’uuliyiin Kale Wafdiga ka socday aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah oo aaday maamulka Galmudug ayaa maanta xarunta dowlad goboleedka ee Dhuusamareeb kula kulmay madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf , madaxa xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare Oo Heshiis La Gaaray Villa Somalia Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhawaaqay inuu heshiis la galay dowladda Federaalka, kaddib wada hadalo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho. Maxamed Cabdi Waare …
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka: Kheyre “Hanna Hor Yimaado”, Qaar Kale “Ha Iska Tago”! Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo 2badii maalin ee ugu dambeysay dood ka lahaa arrimaha amniga ayaa waxaa jiray xildhibaanno soo-jeediyey in loo yeero ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,…