1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka: Doodda Amniga Oo Maanta La soo Gabagabeynayo Waxaa maanta xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeynayaa doodda ay xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ka yeesheen arrimaha amniga. Kulankan oo ah kii 4aad, ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amiirka Qatar oo Saxiixay Labo Heshiis oo ay wada galeen Soomaaliya iyo Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani oo ah Amiirka Dalka Qatar ayaa saxiixay labo Heshiis oo hore ay u wada galeen Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar. Sida ay qortay SONNA, Heshiiska…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Qeybo Ka Mid Ah Khudbadaha Xildhibaannada Golaha Shacabka Ee Amniga Golaha Shacabka ayaa kulankoodii maanta mar kale uga hadlay arrimaha amniga, ugu horeyn waxaa goobta ka hadlay guddoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Mursal isaga oo sheegay in Loo Baahan yahay in…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowlad Goboleedyada Oo Ka Hadlay Xaaladda Qasan ee Galmudug iyo Kaalinta Dawladda Federaalka ah Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyada Soomaaliyeed ayaa war murtiyeed ka soo saarey Xaaladda Qasan ee Galmudug iyo Kaalinta Dawladda Federaalka ah. Qoraalka dowlad goboleedyada waxaa uu u qornaa sidan: Golaha Iskaashiga Dawlad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AMISOM Oo Teknolojiyad U Isticmaaleysa Ladagaalanka Al-shabaab Si Soomaaliya looga xaqiijiyo dhanka xasiloonnida waa in la maal-geliyo helitaanka Teknoolojiyad casri ah, si aanu u dhicin marnaan xagga amniga ah, sidaasi waxaa sheegay Simon Mulongo oo ah ku-xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya Oo Ciidamo Nabad Ilaalin Ah U Direysa Koonfurta Suudaan Urur goboleedka IGAD ayaa Soomaaliya u ogolaaday inay qeyb ka noqoto dalalka ciidamada nabad ilaalinta ah u diraya dalka Koonfurta Suudaan, arrintan ayaa ka dambeysay shir aan caadi aheyn oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Heshiisiinaya Djibouti iyo Eritrea, Shalay Loolankii Itoobiya Iyo Eritrea Ayuu Dhammeeyey Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta gaaray Boqortooyada Sacuudi Carabiya, halkaasoo la filayo inuu kula kulmo dhiggiisa Eritrea Isaias Afwerki. Dalalka Djibouti iyo Eritrea, waxaa ka dhaxeeya loolan xagga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka W/arr. Gudaha: Waxaan Gacan ku siin-doonna Dowlad Goboleedyada Doorasho Hufan, Xor Ah Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalaynta iyo dib u heshiisiinta oo maanta soo saartey war saxaafadeed ayaa ku sheegtay inay si dhow ula socoto doorashooyinka ka dhacaya dowlad goboleedyada isla markaana ay gacan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare: Wafdigii Dhex-dhexaadinta DF Ah Iyo Dowlad Goboleedyada Oo Gaarey Kismaayo Wafdi ballaaran kana socda Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta u ambabaxay magaalada Kismaayo ayaa halkaas gaarey, wafdiga ayaa lagu wadaa iney kula kulmaan Mas’uuliyiinta ugu sareysa…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Sida Xildhibaannada Golaha Shacabka Ay Uga Hadleen Xaaladda Amniga Kulanka 2aad, kalfadhiga 4aad ee Golaha Shacabka ayaa maanta ka dhacay xarunta golaha waxaa soo xaadiray 168 xildhibaan, waxaa looga hadlayaa amniga. Doodda oo aad u kululeyd, waxaan halkan idiinku…