1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare: Wafdi Xal Raadis Ah Oo U Ambabaxay Baydhabo Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka ambabaxay wafdi ka socda golaha aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kaas oo loo diray koonfur galbeed si ay u baadi goobaan xal waara iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Amniga Oo Baaqday Iyo Aqalka Sare Oo Wado Dadaallo Bad-baadin Ah Waxaa maanta baaqday shirkii amniga uu horay ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Shirkan ayaa waxaa uu qorshuhu ahaa inuu Muqdisho ka dhaco September 17- 18-ka, si looga arrinsado…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya: Dadaallo Lagu Sii-deynayo 18 Kaluumeysato Iran Oo Socda Cabdolqafur Iranejad oo ka tirsan baarlamaanka Iran ayaa sheegay in ay socdaan dadaallo lagu soo deynayo 18 kaluumeysato Iran ah oo lagu afduubtey Soomaaliya. “18 Kaluumeysato ayaa lagu afduubtey Soomaaliya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Lo’dii Ugu Tirada Badnayd Oo Laga Dhoofiyey Dakadda Kismaayo In ka badan 2000 oo Neef oo lo’ah ayaa maanta laga dhoofiyey marsada wey nee magaalada kismaayo, xoolahan oo in mudo ah lagu xannaanaynayay maxjarka xoolaha Jubba ayaa loo dhoofiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wafdi Ka Socda Aqlka Sare Oo U Ambabaxay Puntland Wafdigii ugu horeeyey ee Golaha Aqalka Sare ee BaarlamaankaFederaalka Soomaaliya u diro Dowlad Goboleedyada dalka si ay u baadi goobaan xal waara iyo isfaham ka dhex dhasha dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa saakaka ambabaxay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Dhibaatooyinka Deegaan Doorasho Dowlad Goboleed Ama State Constituency!! Dhinacyada kala duwan ee Soomaaliya sida dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo guddiiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranku(GMDQ) waxaa ka go’an in December 2020-ka la qabto doorashooyinka labada aqal ee Soomaaliya, Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Mas’uuliyiinta Marqaatiga Ka Noqon-doona Heshiiska Itoobiya iyo iyo Eritrea Sacuudiga ayaa maanta martgelineysa heshiis lagu soo af-jarayo xiisadda Itoobiya iyo iyo Eritrea, taas oo socotay in ka badan 20 sano. Ra’isul wasaaraha Itoobiya Dr. Aby Axmed iyo madaxweynaha Eritrea Isaias…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf Oo Xilka Laga Qaadey Xildhibaanno 47 ah, oo maanta ka dooday mooshin ka dhan ah madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf ayaa ugu dambeyntii kalsoonida kala noqday madaxweyanaha. Kulanka waxaa shir guddoominayey Cali Gacal Casir…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qeyb Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug Oo Casilay Guddoomiye Casir Qeyb ka tirsan baarlamaanka Galmudug oo fadhigoodu ahaa Dhuusamareeb ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyey guddoomiye Cali Gacal Casir. Doodda mooshinka looga qaadayo oo ilaa shalay socotay waxaa soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sababta Bangiga Adduunka Uga Digay Khatarta Lacagaha Taleefonada Warbixin uu bangiga adduunka todobaadkan ka soo saaray dhaqaalaha Soomaaliya waxaa uu ku sheegay 2 khatar oo haddii aanu maamulka Farmaajo wax ka qaban laga dhaxli-doono cawaaqib xumo. Lacagta Mobilka:…