3 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga Adduunka Oo Ka Digaya In Khilaafaadka Siyaasadeed Ay Carqaladeyn Karaan Cafinta Deymaha Bangiga Adduunka oo todobaadkan soo saaray warbixintiisa 3aad ee dhaqaalaha Soomaaliya ayaa ka digay in loolanka u dhaxeeya dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada uu dib u dhigo karo ama…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Adis Ababa: Farmaajo Iyo Mustafe Cagjar Oo Kulmay Waxaa goordhow soo dhammaaday kulan ay yeesheen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo hoggaamiyaha ‘Somali State” ee deegaaka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) . Sida ay Goobjoog News u…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Faah-faahinta Barnaamijka Farmaajo Ee “Is-xilqaan”, Qaabka Fulinta Iyo Lacagaha Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa uu furitaanka kalfadhiga 4aad ee golaha shacabka ku daah-furay barnaamijka ” Is-xilqaan”, kaas oo ah mid uu dadka ugu baaqayo in si iskaa wax ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shaqaale Dowladeed Oo Lagu Dilay Muqdisho Dabley hubeysan ayaa goordhow shaqaale dowladeed ku dishay xaafadda KPP ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Marxuum Cumar Xasan Ganey waxaa uu ka tirsanaa shaqaalaha wasaaradda qorsheynta ee xukuumadda federaalka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Saameynta Dhacdadii September 11, 2001-kii Iyo Soomaaliya 11/9/2001-dii: Maalintaas 19 Dhalinyaro ah ayaa afduubay diyaardo rakaab rayid ah siday, American Airline dulimaad-ka 11-aad ayaa dhex gashay dhismaha Waqooyiga xiga ee daarihii mataanaha ahaa (twin towers), halka United Airline…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Qaadhacay Furitaankii Kalfadhiga 4aad Ee Baarlamaanka Federaalka Aqalka Sare ee baarlamaanka 10aad ayaa qaadhacay ka qeyb-galka kulanka lagu furayey kalfadhiga 4aad ee baarlamaanka federaalka ah. Senatarro la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in aan aqalka sare aan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Qarax Ka Dhacay Xarunta Degmada Hodan, Muqdisho Qarax loo adeegsaday gaari ayaa goordhaw waxaa uu ka dhacay degmada Hodan, ee magaalada Muqdisho. Gawaariga gurmadka ayaa halkaasi ka qaadey dhaawac, waxaa lagu waramayaa inay jiraa dhimasho iyo khasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guterres: Dalalka Geeska Afrika Waxaan Ku Taageereynaa Ka Miro-dhalinta Natiijada Heshiiska Djibouti António Guterres, xogheyaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa soo dhoweeyey kulankii Khamiistii ka dhacay Djibouti kaas oo dhex-maray wasiirrada arrimaha dibadda ee Eritrea, Ethiopia, Somalia iyo Djibouti. Kulanka ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho Iyo Ankara Oo La Mataaneeyey Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Yarisow ayaa 5tii bishan waxaa heshiis lagu Mataaneynayo Muqdisho iyo Ankara la saxiixday dhiggiisa Duqa Ankara Prof Mustafa TUNA . Arrintan ayaa dhacday xilli Yariisow…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yaa Run Sheegaya Dowladda Federaalka Ah Iyo Dowlad Goboleedyada?! Wasaaradda maaliyadda qoraal ay 5-tii bishan u dirtay dowlad goboleedyada iyo Banaadir waxaa ay ku sheegtay in loo baahanyahay xisaabcelin la xiriirta isticmaalka u gudbiso dowlad goboleedyada gaar ahaan inta…