1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga Adduunka Oo Soomaaliya Ka Fulinaya Mashruuc Ay Ku Baxeyso $ 9 million Dowladd federaalka ah ee Soomaaliya iyo bangiga adduunka ayaa bilaabay mashruuc lagu dhisayo kaabayaasha dhaqaale ee Soomaliya. Mashruucan oo la magac-baxay “SURP” oo ah dhismaha kaabayaasha dhaqaale ee magaalooyinka waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Calanka Iyo Magaca DDSI Oo La Badalay Baarlamaanka deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta ansixiyay in dib loo soo celiyo calankii hore ee xiddigta 5-ta Soomaaliyeed iyo in magaca deegaanka laga dhigo “Somali Regional State”. Arrintan ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Geelle Oo Soo Dhoweeyey Dabeysha Nabadeed Ee Geeska Afrika Kadib booqashada wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Itoobiya iyo Eretrea ee dalka Djibouti iyo dhex-dhexaadinta ay wadeen, waxaa la sheegayaa in Djibouti ay arrinkaasi si fiican u soo dhoweysay. Colaadda Labada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Abshir Axmad Oo Soo Xeray Koobkii Degmooyinka Galmudug Degmada Gaalkacyo ee Galmudug waxaa lagu soo gunaanaday koobkii degmooyinka Galmudug, kaasoo ay soo agaasintay wasaaradda ciyaaraha iyo dhallinyarada iyo xiriirka kubbadda cagta ee dowlad goboleedka Galmudug. Ciyaartii ugu dambeeysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: 4 Qodob Oo Ay Ku Heshiiyeen Soomaaliya, Itoobiya Iyo Eritrea Dalalka Ethiopia, Somalia iyo Eritrea oo la sheegayo inay wadaagaan darsinnimo, taariikh, dhaqan iyo diin ayaa waxyaabaha ay madaxdooda ku heshiiyeen waxaa ka mid ah: in la ixtiraamo madaxbannaanida, qarannimada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirrada Arr/ Dibadda Soomaaliya , Itoobiya iyo Eretrea Oo Ku Sii-jeeda Djibouti Wasiirrada arrimaha dibedda ee Dowladaha Soomaaliya , Itoobiya iyo Eretrea ayaa la filayaa in ay dhawaan kulan Saddex Geesood ah ku yeeshaan Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Dalka Jabuuti. sida ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Norway OO 1,600 Qaxooti Soomaali Ah Dib U Soo Celineysa Kooxaha u dooda xuquuqda qaxootiga ayaa dowladda Norway ku cambaareeyey go’aankeeda ah in 1,600 Soomaali ah oo magan-galyo ahaan u joogay dalkeeda ay u soo tarxiileyso Muqdisho kadib markii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Asmara: Farmaajo, Abiy Axmed Iyo Isaias Afwerki Oo Maanta Kulmaya War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ay maanta ay magaalada Asmara ku kulmayaan hoggaamiyeyaasha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Iyo madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki . Yamane G.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Gal-dacwadeed Laga Gudbiyey…Maxaa Ka Dhalan Kara Aamusnaanta Muqdisho? Safiirka Soomaaliya ee midowga Yurub Dr Cali Saciid Fiqi ayaa ugu baaqay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya inay ka hortagto “dhaawac soo gaara sumcaddeeda”, tilaabadan ayaa ka dambeysay kadib markii…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madoobe: Amniga 2016 Meel Ka Xun Ayuu Marayaa…Dalka Laguma Maamuli Karo Rabitaan Qof Axmed Madoobe, madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland oo ka hadlayey shirka madaxda maamul goboleedyada ayaa sheegay in ay tahay in dowladda federaalka ah lala xisaabtamo, taasina ay dastuuri tahay, …