3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kheyre, Intaadan Ka Welwelin Amniga Dalalka Dariska, Bal Meel Ku Sheeg Midka Muqdisho? Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa la sheegayaa inuu shalay golihiisa wasiirrada kala hadley in ay soo diyaariyaan siyaasad lagu xakamaynayo qaxootiga soo galaya Soomaaliya ee ka imaanaya dalalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qareen Kenyaan Ah Oo Soo-jeediyey In La Mideeyo Soomaaliya Iyo Kenya, Dalkee Ayuu Madaxweynaha Siiyey ? KARANJA KABAGE oo ah Qareen ka tirsan maxkamadda sare ee Kenya ayaa maanta waxaa uu ku qoray jariidadda afka dheer Daily Nation inay haboontahay inay midoobaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo 21 Jeer Sanadkan Duqeeyey Al-shabaab AFRICOM waxaa ay sanadkan Al-shabaab weerraro cirka ku qaaddey ilaa 21 jeer, waa mid ay ku sii socoto tiradii badneyd ee sanadkii hore. Maj. Karl J. Wiest oo la hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Shiinaha Oo Heshiisyo Kala Saxiixdey Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa la sheegayaa in ay kala saxiixdeen heshiisyo ku saabsan kaabayaasha dhaqaalaha iyo arrimo kale. Labada dowladood ayaa kala saxiixday labo isfaham oo ku saabsan Hindisaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Theresa May Oo Nairobi Ka Sheegtay In Soomaaliya Siinayaan £92 Milyan Theresa May, ra’isul wasaaraha Ingiriiska oo maanta booqasho ku timid dalka Kenya ayaa halkaasi ka sheegtay lacago ay UK siin-doonto Soomaaliya. May waxaa ay Soomaaliya horay ugu soo qaaddey £7…
3 daqiiqo Sheeko:War BOOQASHADA THERESA MAY EE AFRIKA: KA DANAYSI MISE KU DANAYSI? Safarka Theresa May ma aha mid sahlan, waxaa ka dambeeya caqliyad ganacsi iyo maslaxad qaran. Taa waxaa xoojinaya qaar ka mida wafdiga la socda oo ka mida 29 ganacsade. Marwo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Gobolka Banaadir Oo Isku Heysta Lacag Jaamacadaha Lagu Diiwaan-gelinayo Wasaaradda Waxbarashada Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay lacag diiwaan-gelin ah oo gobolka Banaadir ku soo rogeen jaamacadaha. Qoraal ay wasaaradda soo-saartey oo la soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khudbadda Xasan Sheekh, Madaxweynaha 8aad ee Soomaaliya Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray madaxweynihii 8aad ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud, isaga oo dalka ku maraya safar ujeedadiisu lagu sheegay xog-ogaalnimo iyo u kuur-gelidda xaaladda dalka. Haddaba, Halkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho Oo Si Weyn U Soo Dhoweysay Madaxweyne Xasan Sheekh(Sawirro) Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray madaxweynihii 8aad ee ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud safar ujeedadiisu lagu sheegay xog-ogaalnimmo iyo u kuur-gelidda xaaladda dalka. Soo-dhoweynta madaxweyne Xasan Sheekh waxaa qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Qorsheynta Oo Hey’adaha Caalamiga Ah Siisey 3 Bil Inay Ku soo Guuraan Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa maanta soo qaban-qaabisay shir ay ka soo qeyb-galeen hey’adaha caalamiga ah iyo NOGS-ka, kaas oo xoogga lagu saarey sidii hey’adaha caalamiga ah ay…