2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jawaari Oo Ka Hadley Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada Federaalka Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maanta muuqaal soo duubey ayaa sheegay inuu fariin u dirayo dadka Koonfur iyo galbeed iyo dhammaan umadda, kana hadlayo is-badallada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Uhuru Kenyatta : Macquul Ma Ahan in Aan Sheegno Taariikhda aan Baxeyno Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in aanay suuro-gal aheyn in la sheego xilliga ay baxayaan ciidamada Kenya ka jooga gudaha Soomaaliya. Arrinta waxaa uu Uhuru ku sheegay wareysi uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdi Iley Oo Xabsiga La Dhigay Cabdi Maxamuud Cumar(Iley) oo ahaa madaxweynihiin hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta xabsiga laga dhigay kadib markii laga kaxeeyay gurigiisa uu maalmahan ku xirnaa. Telefeshinka Itoobiya(ETV) ayaa soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxa Sirdoonka Suudaan: 5 Sano Ayuu Jagadan Hayey, Waxaana Loo Xiray Afgambinta Al-bashiir Agaasimha Guud ee Sirdoonka Suudaan Saalix Cabdalla Maxamed(Qoosh) ayaa booqasho waxaa uu ku yimid Magaalada Muqdisho waxaana soo dhoweeyay dhiggiisa agaasimha Nisa Xuseen Cusmaan Xouseen. Haddaba, Waa Kuma Saalax Qoosh:…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saalax Qoosh Agaasimha Sirdoonka Suudaan O Kullamo Ku Leh Muqdisho Agaasimha Guud ee Sirdoonka Suudaan Saalax Cabdalla Maxamed(Qoosh) ayaa booqasho waxaa uu ku yimid Magaalada Muqdisho waxaana soo dhoweeyay dhiggiisa agaasimha Nisa Xuseen Cusmaan Xouseen. Booqashada agaasimaha guud ee sirdoonka…
2 daqiiqo Sheeko:War Machadka Daraasaadka iyo Cilmi Baarista ee Hiigsi oo Nairobi Lagu Daah furay (SAWIRRO) Munaasibadda daahfurka Machadka Daraasaadka iyo cilmi barista ee Hiigsi oo shalay galab ka dhacday Hotelka Nomad ee magaalada Nairobi ayaa waxaa ka soo qeyb galay aqoonyahanno kala duwan oo Soomaaliyeed.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Villa Somalia Oo Laga Dacweynayo Holland, Lagana Rabo Ku Dhowaad $200 Oo Milyan Shirkad saldhiggeedu yahay jasiiradda Qubrus oo horay 2013-kii heshiis kula gashay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya dhismaha 6 markab oo kuwa roondada xeebaha ah ayaa sheegtay in Soomaaliya ku dacweyn-doonto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somalia Oo Ku Biiray Al-shabaab-ka Sacuudiga Dad badan ayey la yaab ku noqotay markii naadiga faransiiska ah ee Toulouse uu ku dhawaaqay in laacib lagu magacaabo Somalia, oo u dhashay dalka Brazil, kana cayaara khadka dhexe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Scott Morrison Oo Noqday Ra’isul wasaaraha Australia Scott Morrison ayaa maanta oo jimchana noqday ra’isul wasaaraha cusub ee dalka Australia kadib markii ay xisbiga ku gadoodeen ra’isul wasaare Malcolm Turnbull. Mr Turnbull waxaa saarnaa cadaadis, ma heysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: Xeer-ilaaliyaha OO U Jawaabey Donald Trump Xeer-ilaaliyaha Mareykanka Jeff Sessions Mareykanka ayaa u jawaabay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump isaga oo sheegay in waaxda uu madaxda ka yahay aaney siyaasad shaqo ku laheyn. Donald Trump ayaa wareysi uu…