1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Mustaf Oo Badalay Magaca Gobolka Soomaalida, Soona Celiyay Calankii Xiddigta Somaliweyn Madaxweynaha cusub ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustaf Muxumed Cumar ayaa amray in magaca Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya lagu badalo “Somali State” iyo in la soo celiyo calankii hore ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Mustaf Muxumed Oo Xoogga Saarayo Xuquuqul Insaanka, 2 Arrin Ayuu Ka Digay Madaxweynaha cusub ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustaf Muxumed Cumar ayaa hadlay markii ugu horeysay isaga oo sheegay inuu xoogga saarayo arrimaha Cadaaladda iyo xuquuqul insaanka. Mustaf Muxumed Cumar oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Ciidamada Dowladda Oo Xabbado Ku Furay Ambulance Meyd Siddey, Dilayna Hal Qof Askari ka tirsan ciidamada dowladda federaalka ah gaar ahaan kuwa saldhigga ku leh agagaarka Taraqa iyo Sigaarka ee magaalada Muqdisho ayaa saaka xabad ku furay ambulance uu saarnaa marxuum Dhaqane…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Mustaf, Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa yeelatay madaxweyne cusub arbacadii kadib is-casilaaddii Cabdi Iley August 6, 2018. Golaha dhexe ee xisbiga dimoqradaadiga shacabka Soomaalida Itoobiya ayaa Mustafe Muxumed Cumar si KMG…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Farmaajo Oo Sanad iyo Bar Gudahiisa 3 Jeer Lacag Ku Bixiyey La Kulanka Donald Trump Maamulka madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa inta uu talada hayey 3 jeer lacag siiyey shirkado Mareykan ah, ujeedada waa sidii uu ula kulmi lahaa madaxweynaha Mareykanka Donald Trump. Mudane Farmaajo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradaha Kuluumeysiga Federaalka Iyo Dowlad Goboleedyada Oo 4 Qodob Ku Heshiiyey Wasaaradaha Kaluumeysiga ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta ku heshiiyay in ay wada shaqeyn yeeshaan, meel looga soo wada jeesto kaluumeysiga sharci-darada ah, dakhliga ayaa sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Wax Ku Soo baratay Turkiga Oo Ka Hadashay Isbadallada Qiimaha Lacagta Turkiga Qoraal ay Goobjoog News soo gaarsiiyeen koox la baxday “Ururka Soomaalida wax ku soo baratay Turkiga” ayey ku sheegeen sida ay uga xunyihiin isbadallada qiimaha lacagta Turkiga iyo saameynta uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Ciidanka Somaliland Weli May Gaarin Xuduuda Rasmiga Ah Somaliland ayaa qoraalka ka soo saartay xiisadda Tukaraq iyada oo warbixinta lagu sheegay in Somaliland ay aqbashay go’aanka IGAD kaas oo ahaa in shacabka isku gudbi karaan, hey’adaha gargaarka inay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Watch: Itoobiya Waa Inay Baartaa Xad-gudubyada Cabdi Iley Iyo Ciidankiisa Warbixin ay maanta soo saartay hey’adda Human Rights Watch ayaa lagu weydiistay dowladda Itoobiya inay baarto xad-gudubyada ka dhanka xuquuqda aadanaha ee muddo sanado ah ka socday gobollada ay Soomaalida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Olgan Bekar: Turkiga Dal Kale Tartan Kulama Jiro Arrimaha Soomaaliya Olgan Bekar safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa wakaaladda wararka ee Anadolu u sheegay in Turkiga aanu dal kale tartan kula jirin sidii xal looga gaari lahaa ama looga shaqeyn lahaa…