4 daqiiqo Sheeko:War Maqaal: DA`DA GUURKA IYO BAALUQA CARRUURTU WAA KALA LABA Taariikhdu marka ay ahayd 6dii Agoosto waxaa shir jaraa’id qabtay Culumada Soomaaliya oo ka fal celinaysa “Sharciga Kufsiga oo ay Xukuumadda Xasan Cali Khayre ay ansixisay bishii Maajo ee sanadkan.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arr. Dibadda Soomaaliya: Sacuudiga Go’aan ay Qaateen oo Aan Ku Taageernay Ma Jiro Amb. Axmed Ciise Cawad Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo wareysi siiyey BBC Somali ayaa sheegay in aanu jirin go’aan ay qaateen Soomaliya oo ay ku taageereen dalka boqortooyada Sacuudiga. Amb.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warar Kala Duwan Oo Ka soo Baxay Qarax Al-shabaab Ka Fuliyeen Gudaha Kenya Sida ay sheegatay Al-shabaab 5 ka mid ah ciidmada Kenya ayey arbacadii ku dileen gobolka Lamu ee xeebta waqooyi ee dalka Kenya. Sarkaal Kenyaan ah ayaa sheegay in askarta lagu…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga FP: Soomaaliya Waa Dal Aan Ciidamo Laheyn..Haddi Ay AMISOM Baxdo Al-shabaab Ayaa Qabsaneysa! Majaladda Mareykanka ah ee Foreign Policy ayaa Talaadadii shalay aheyd qortay in Soomaaliya ay tahay dal aan ciidamo laheyn, iyada oo intaas raacisay in golaha ammaanka uu waqtiga u kordhiyey…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharciga Hanti-dhowrka: Xukuumadda Oo Isa Siiyey Awoodda Magacaabista Iyo Ceyrinta Hanti-dhowrka Golaha Wasiirada xukuumadda ra’isul wasaare Xasan Kheyre ayaa khamiistii meel-mariyey Hindise Sharciyeedka Hanti-dhowrka iyaga oo isa siiyey awoodda magacaabista iyo ceyrinta Hanti-dhowrka qaranka. Hindise Sharciyeedka Hanti-dhowrka waxaa ku jira arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo Kordhiyay Waqtiga Howl-galka Ladagaalanka Burcad Badeedda Golaha Yurub ee loo yaqanno The European Council (EC) ayaa go’aamiyey inuu kordhiyo waqtiga howl-galka ilaalinta midowga Yurub ee xeebaha Soomaaliya(EU NAVFOR Somalia) ee lagula dagaalayo burcad-badeedda Soomaaliya ilaa 31…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hargeisa: Maxaabiis Argigixiso U Xiran Oo Cuntada Ka Soomay Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeisa ee Somaliland ayaa sheegaya in 9 maxbuus oo kiisas argagixiso u xidhan ay cuntada ka soomeen, kooxdan ayaa ku xiran xabsiga wayn ee magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Tirada Guud Dadkii La Dilay 24-kii Saac Ee Lasoo Dhaafay Dilalka iyo weerarada Al-shabaab ayaa sii xoogeysanyey maalmihii la soo dhaafay, iyaga oo Muqdisho iyo meel ka baxsanba 24-kii saac ee la soo dhaafay ka fuliyey qaraxyo iyo weerarro toos…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arr. Dibadda Oo Beenisay Eedeymo Ay Hanti-dhowrka Qaranka iyo Xeer ilaalinta U Heysteen Wasiir Mukhtaar Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa beenisay musuq bishan 4-teedii lagu soo eedeeyay wasiir ku-xigeenka wasaaradda Mukhtaar Mahad Guuleed. Qoraal ka soo baxay wasaaradda waxaa waxbo kama jiraa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Culimada Soomaaliyeed Ku Diideen Xeerka Ladagaalanka Kufsiga Ee Xukuumadda Kheyre? Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ka soo horjeestay Xeerka Ladagaalanka Kufsiga iyaga oo ka soo saarey qodobo badan oo ay ka cabanayaan, waxaa ay la kulmeen ra’isul wasaare Kheyre iyo guddoomiyaha…