3 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya: Ciidamada Federaalka Ah Oo La Wareegay Jigjiga Si Looga Hortago Dabka Cabdi Iley Ee Kilinka Soomaalida Ciidamada federaalka Itoobiya ayaa maanta la wareegay magaalada Jigjiga, oo ay ku jiraan xarumihii dowladda iyo baarlamaanka si looga hortago, laguna demiyo colaado uu ka dhex abuurayo Cabdi Iley qabiilada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xog Cusub: Wasiir Ku-xigeenka La Xiray Xoog Ayaa Lagu Kaxeystey Ilo ku dhow wasaaradda arrimaha dibadda ayaa Goobjoog News u sheegay in Mukhtaar Mahad Daa’uud oo ah wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda ee xukuumadda Kheyre loo dhacay xafiiskiisa, isla markaana xoog…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya: Wasiir Ku-xigeenka Arriimaha Dibadda Oo Loo Xiray Eedeymo La Xiriira Musuq Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen ilo amniga ah, waxaa ay ciidamada dowladda xireen Mukhtaar Mahad Daa’uud oo ah wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda ee xukuumadda Kheyre Mukhtaar Mahad Daa’uud waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lithuania Oo Deeq Lacageed U Soo Direysa Soomaaliya Wasaaradda arrimaha dibadda Lithuania ayaa sheegtay inay EUR 60, 00 ugu talo-gashay arrimaha banii’aadnimada ee dalal badan oo caalamka ah. Lacagtaas EUR 20, 000 waxaa loo qoondeeyey dalka Suuriya, iyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Duqeyn Uu Mareykanka u Geystay Al-shabaab Ciidamada Mareykanka ayaa duqeyn cirka ah oo ay fuliyeen August 2, waxaa ay sheegeen inay ku dileen 4 ka tirsan Al-shabaab, sidaas waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab Oo Kordhisey Weerrada Ka Dhanka Ah AMISOM iyo Ciidamada Dowladda Tiro madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa xalay lagu garaacey saldhig ay ciidmada AMISOM ku lahaayeen degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe, gaar ahaan meel aan sidaas uga fogeyn warshadii hore ee…
2 daqiiqo Sheeko:War Siyaasiga Cabdikarim Axmed Cali: Waraqad Furan oo Ku Socota Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle Yaanay cadho ku qaadin adigoo ka fal celinaya hadalkii Madaxwayne Maxamed Cabduulahi Farmaajo uu ka sheegay Asmara ee ahaa in cunaqabataynta laga qaado Eriteria. Md. Maxadwayne waxaad xusuusataa kaalintii mugga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiyada Daljir, Wadajir, Kulan iyo Horusocod Oo Farmaajo Ka Dalbaday Inuu Raalli-geliyo Djibouti Xisbiyada kala ah Wadajir, Daljir, Kulan iyo Horusocod ayaa warsaxaafadeed ka soo saarey baaqii uu madaxweyne Farmaajo kaga dalbaday Qaramada Midoobay In Eratariya Cunaqabateynta Saaran Laga Qaado, iyaga oo Farmaajo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukuntay Rag Lala Xiriirinayo Daacish Dhowr fadhi ayay soo martay heerarka maxkamadeynta labadan horjooge ee ka tirsanaa maleeshiyada Daacish kuwooda dhibka ka wado Soomaaliya. Mahad Maxa’ud Cabdi Abuu-Yaasiin oo ah eedeysanaha 1-aad ayaa loo heystaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Magacaabey Guddi La Socodka Arrimaha Xajka War saxaafadeed ka soo Baxay Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka JFS ayaa lagu Magacaabay Guddi kor-joogteyn doona habsami-u -socodka Arrimaha Xajka iyo adeegyada Xujeyda. Ka dib…