1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Ka Hadley Qaraxii Buuhoodle Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhambaal tacsi ah u diray dadkii ay waxyeelladu ka soo gaadhay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Buuhoodle. Madaxweynaha ayaa laamaha ammaanka ku adkeeyay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Djibouti Oo Farmaajo Ku Eedeysay Inuu Taageero Indho La’aan Ah Siiyay Eritrea Qoraal ka soo baxay safaaradda Djibouti ee Soomaaliya ayaa wax lala yaabo ku tilmaantay sida ay Soomaaliya u codsatay in cunaqabateynta laga qaado Eritrea iyo taageerada indho la’aanta ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Maxaa Ka Soo Baxay Booqashada Wasiirka Gashaandhiiga Ingiriiska? Waxaa talaadadii Muqdisho booqasho aan la shaacin ku yimid wasiirka gashaandhigga Ingiriiska GAVIN Williamson isaga oo kullamo la qaatay mas’uuliyiinta Soomaalida, AMISOM iyo ciidamada UK halkan ka jooga. Gavin Williamson waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirkii Waxbarashada Oo Goobjoog Uga Jawaabaya Qaabka Loo Ceyriyay Iyo Hadalkiisa Jaamacadaha Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan oo nagu soo booqday Goobjoog News ayaan wax ka weydiiney qaabka loo ceyriyay, hadalkii uu ka dhahay Jaamacadaha,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Ammaanka Oo Go’aamiyay In AMISOM Sii Joogto, Tiro Ahaanna La Dhimmo 2019-ka Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa isniintii go’aamiyay qaraar ay AMISOM ku sii joogeyso Soomaaliya si nabad ilaalin ahaan ah ilaa May 31, 2019. Waxaa kale oo isla qaraarka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadley Kulanka Guddoonka Aqalka Sare Iyo Safiirka Jaamacadda Carabta? Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi, ku-xigeenkiisa 1aad Abshir Maxamed Axmed, ku-xigeenka 2aad Mowliid Guhaad iyo xubno kale oo ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka 10aad ayaa isniintii xafiiskooda kula…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha shacabka: Guddiyada Joogtada ah Oo Xafiisyo Lagu Wareejiyay Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta qaar ka mid ah Guddiyada Golaha shacabka ku wareejiyay xafiisyo cusub oo ay ku shaqeeyaan. Guddiyada xafiisyada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Ciidamo Cusub Oo Ugandes Ah Oo Soo Gaaray Ciidamo ka tirsan Uganda gaar ahaan kooxda loo yaqaano “Battle Group XXV”, oo tiro ahaan garaya 10,000 askari ayaa jimcihii soo gaaray magaalada Muqdisho. Ciidamadan ayaa badalay ciidamo kale oo…
3 daqiiqo Sheeko:War Falanqeyn Siyaasadeed: Safarka Farmaajo ee Eritrea iyo Saameyntiisa Soomaaliya Socdaalka taariikhiga ah ee uu Madaxweyne Farmaajo ku tagay dalka Eritrea wuxuu soo jiitay indhaha dawladaha Gobolka iyo kuwa caalamka. Waxaa loo arkay inuu qayb ka yahay dadaalada nabadda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhadhaab: 77,646 Qoys Oo Gargaar La Gaarsiiyay Hey’adda Boqol Salmaan ee arrimaha gargaarka iyo banii’aadnimada ee KSRelief ayaa xerada qaxootiga ee Dhadhaab gaarsiiyay 1,200 Tan oo cunto ah. Sida la sheegay barnaamijkan waxa ka faa’odeysanaya 77,646 qoys…