Itoobiya: ONLF Oo Laga Saarayo Liiska Argigixisada Iyo Cafis Guud Oo La Fidinayo Sheeko:Dalka Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in maanta ay golaha wasiirrda ee Itoobiya gudbiyeen qaraar ururka ONLF looga saarayo liiska kooxaha argigxisada ah iyo in cafis loo fidiyo kooxo iyo shakhsiyaad… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqorka Baxreyn Oo Madaxweyne Farmaajo Ugu Hambalyeeyay Maalmaha Xuriyadda Boqorka Baxreyn Xamad Bin Ciisa Aala-Khaliifa ayaa waxaa uu warqad hambalyo u soo diray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo isaga oo ugu hambalyeeyay maalmaha xuriyadda. Boqor Xamad Bin Ciisa Aala-Khaliifa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare iyo Hoose/dhexe Oo Bilowday Imtixaanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo hoose/dhexe ee Somaliland ayaa saaka si rasmi ah uga furmay guud ahaan dalka. Ku dhowaad soddon kun oo arday ayaa sannadkan u fadhiistay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Cabdikarim Qalbi-dhagax Oo Mugdi Ku Jirta Sida ay sheegeen odoyaal la hadlay Idaacado kale duwan, waxaa gacanta Itoobiya laga sii-daayey Cabdikarim Qalbi-dhagax kaas oo 10 bil ka hor ay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya u gacan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Labo Askari Oo Lagu Toogtay Muqdishu Labo ka mid ahaa ciidamada Minishiibiyada ee canshuuraha ayaa la sheegayaa in lagu toogtay goordhow isgoyska Afarta Darjiino ee magaalada Muqdisho. Dhalinyaro ku hubeysan Bastoolado ayaa ciidankan ku toogtay isgoyskaasi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khubaro: Haweenka Lagu Fara Xumeeyo Mareykanka Oo Ka Badan Kuwa Soomaaliya Khubaro tiro ahaan gaaraya 548 qof, oo ka tirsan Thomson Reuters Foundation ayaa sheegaya in dalka Mareykanka uu kaalinta 3aad ugu jira dalalka sida xun loogu fara-xumeeyo dumarka. Sida warbixinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Maanta Bilaabeysa Soo-saarista Gaas-ka Dabiiciga Ah Ee Dhulka Soomaalida Dalka Itoobiya ayaa sheegay in maanta oo khamiis ah uu bilaabayo soo-saarista Gaas-ka dabiiciga ah ee ku jira deegaan Soomaalida ay degto ee dalkaasi. Qoraal arrintan laga soo saaray waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 27 June Ee Djibouti: Taariikhda 41 Sano Oo Xornnimo Ah Iyo Sida Ay Ku Noqdeen “Hiil-Walaal” Djibouti waxaa maanta loo dabaal-degayaa 41 sano guuradii ka soo wareegtay xoriyaddooda, Djibouti waa dhul iyo dad Soomaaliyeed, waa dad aanu isku dhiig, dhaqan iyo isku diin nahay, maantana Soomaalida…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka 26-ka June: Maalin Go’aankeeda Lagu Wada Farxay Laakin Miraheeda Ay Koox Guratay Maanta waxaa ay umadda Soomaaliyeed u dabaal-dageysaa 58 sano guuradii ka soo wareegtay 26ka June iyo xuriyaddii gobollada waqooyi. Dabaaldegga 26-ka June waa astaan qaran, waa maalinta ay xuriyadda qaateen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Col. Gebre Oo Laga Ceyriyay Shaqadii IGAD Col. Gebregziabher Alemseged oo Soomaalida u taqaanno Gabre ayaa la sheegayaa in la diray shaqadii uu ka hayey urur goboleedka IGAD. Qoraal ka soo baxay xafiiska xogheyaha fulinta ee IGAD…