1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Galmudug Oo Isku Raacay In Cadaado Noqoto Xaruntiisa Rasmiga Ah Iyada oo laga amba-qaadayo wareegto horay u soo saaray madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ee ku saabsanreyd xarunta baarlamaanka ayaa waxaa maanta arrintaas ka shiray xildhibaannada. Kulankan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Dowlad Goboleedyada Oo Dowladda Federaalka Ah Ku Taageeray Go’aankeeda Qoondada Somaliland Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa qoraal ay soo-saareen ku taageeray go’aanka ay qaadatay dowladda Federaalka ee ku aadan in la hakiyo deeqaha gaarka ee la siiyo Somaliland. Golaha waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Galmudug iyo Puntland Oo Ganaax Kusoo Rogaya Ciddii Diido Qaadashada Shlilin Soomaaliga Maamulladda Magaalalada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland oo si wadajir ah Digniin uga soo saarey ciddii diida iney wax u iibiso Lacagata Shilinka Soomaaliga ah, taas oo Maalmahan dambe Suuqdayada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qodob Oo Ay Tahay Inaad Ka Ogaato Doorashada Turkiga Cod-bixiyeyaasha dalka Turkiga ayaa saaka oo axad ah u dareeray goobaha cod-bixinta si ay u doortaan golaha shacabka iyo madaxweynaha jamhuuriyadda. Dadka codkooda dhiibanaya waxaa lagu qiyaasay 56,322, 632, halka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Khudbadda Gaas: Muuse Biixi Waxaan Leeyahay Haddii Ingiriis uu Dhul Kusiinayo Laascaanood Maaha London Mudanayaal, Maanta waxaan ku jirnaa dagaal mana aha dagaalkaan la ina kusoo qaaday mid la mid ah kuwii aan horey ku geli-jirnay, waa mid saameyn ku leh diinteena, dalkeena, jiritaankeena…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Adis Ababa: Qarax Lala Eegtay Dibad-bax uu Ka Khudbeynayey Ra’isul Wasaare Abiy Axmed Waxaa goordhow uu qarax xooggan ka dhacay caasimadda Itoobiya ee Adis Ababa, waxaana la sheegayaa in lala eegtay dibad-bax ay wadeen taageerayaasha ra’isul wasaare Abiy Axmed. Qaraxa waxaa uu dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Bilowday Dhoofinta Malayga, 30 Sano Kadib Soomaaliya ayaa waxaa ay dib u bilowday dhoofinta Malayga 30 sano burburkii xukuumaddii dhexe J.D ee Soomaaliya. Ganacsatada gudaha Soomaaliya ayaa bilaabay in ay malayga u dhoofiyaan dalka aan dariska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dahran: Iran Oo Dalkeeda Ku Celisay 17 Iraaniyiin Ah Oo Horay Loogu Xiray Soomaaliya 17 bad-maaxayaal ah oo u dhashay dalka Iran oo la qabtay dhammaadkii 2017kii, lagu eedeeyay inay sharci-darro uga kaluumeysanayeen biyaha Soomaaliya ayaa la sii-daayey, iyaga oo maanta dalkooda ku laabtay.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: 5 Wargeys oo Xayiran iyo Walaac Laga Muujiyay Xorriyada Saxaafadda Ururada u doodda xuquuqda Saxaafadda ee qaaradda Afrika ayaa waxay walaac ka muujiyeen xorriyada hadalka iyo warbaahinta ee Somaliland, iyagoo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ugu baaqay in uu hoos…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adaha Internet-ka Bixiya Oo Wasiirka Isgaarsiinta Ku Eedeeyay Eex Iyo Marin Habaabin Sharci Hey’adaha Internetka bixiya waxaa ay war saxaafadeed ka soo saareen dhismaha hey’adda isgaarsiinta qaranka, iyaga oo sheegay in aan lagala tashan hab-raacii loo maray xulashada xubanaha hey’adda isgaarsiinta qaranka ku…