2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixinta Maalinta Qaxootiga: Xerada Dhadhaab Waxaa Ku Sugan 231,000 Maanta waa Maalinta Qaxootiga adduunka, sanad walba maanta oo kale June 20-keeda ayaa la xusaa, ujeedkana waa sidii indhaha caalamka loogu jeedin lahaa dadka sida xoogga ah lagu barakiciyo. Warbixinno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afwerki Oo Wafdi U Diraya Dalka Itoobiya Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa sheegay in dalkiisa uu wafdi u diri-doono Itoobiya si qaab dhow oo toos ah ula socdaan xaaladda iyo isbadallada halkaas ka dhacay. Isaias Afwerki oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Somalia Oo Sheegtay Goorta Ay AMISOM Ka Bixi-doonto Mogadishu Stadium Dowladda federaalka ah ayaa qorsheyneysa in AMISOM ka guurto tuulada cayaaraha ee Mogadishu Stadium inta u dhaxeysa January -June ee sanadka soo socda. La-taliyaha amniga ee madaxweyne Farmaajo Cabdi Saciid ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Obama Oo Ay Wehliso Oprah Oo Soo Booqan-doona Bariga Afrika Bartamaha July Madaxweynihii hore ee Mareykanka barack Obama ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku yimaado dalka Kenya July 16, 2018. Obama oo hoggaamin-doona wafdi ka kooban 350 qof oo dunida caan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Adis Ababa u Tagaya Arrimaha Xiisadda Gobolka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa in berri 21-ka bishan uu Magaaladda Addis-Ababa uga qeybgalo shir aan caadi ahayn oo madaxda waddamada IGAD ay isugu imaanayaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Waare Oo Rajeynaya In Dekadaha Ay Itoobiya Maalgeshaneyso Lagu Daro Cadale Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa soo dhoweeyay heshiiskii Taariikhiga ahaa ee ay 16-kii Bishan wada gaadheen Dowladaha Soomaaliyea iyo Itoobiya. Maxamed Cabdi Waare, madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo u warramayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda ICAO Oo Soo Gabagabeysay Maamulka Hawada Soomaaliya Hey’adda ICAO ee Qaramada Midoobay oo hadawada Soomaliya ka maamuleysay magaalada Nairobi ayaa maanta soo gabo-gabeysay maamulka hawada, waxaana la filayaa in Soomaaliya si rasmi ah ula wareego. Arrintan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Jawaabeysa Dacwada Badda, Wafdiga Oo Ku Sugan (ICJ) Maanta oo taariikhdu tahay 18ka Juun 2018, ayaa Maxkamadda Caddaaladda Caalamiga ah u qabatay Soomaaliya in ay jawaabteeda ku aaddan dacwadii xadaynta badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Jawaabtii mala gudbiyey?…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Warfaafinta Daahir Geelle Oo Difaacay Heshiiska Dekadaha Ee Itoobiya Iyo Soomaaliya Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Daahir Maxmauud Geelle oo maanta qabtay shirkiisa jaraa’id ugu horreysay tan iyo markii la magacaabay ayaa sheegay in uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Ku Heshiiyay Horumarinta Amniga, Maalgeshiga, Kaabayaasha Dhaqaale Iyo Dekadaha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo isaga iyo ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ay shir jaraa’id ku wada qabteen Villa Somalia ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay booqashada ra’isul wasaaraha.…