1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Masar iyo Itoobiya Oo Isku Af-gartay Arrimaha Webiga Nile-ka Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa goordhow ka soo duulay Qaahira kadib booqasho 2 maalin qaadatay uu ku tagay dalkaasi Masar. Intii uu Qaahira joogay waxaa ay Abiy Axmed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaabkee Donald Trump u Lumiyay Xulafada Mareykanka Saacado Gudahood?! Ka hor inta aanu ka tagin shir madaxdeeda G7 si uu ula kulmo hoggaamiyaha Kuuriyada waqooyi Kim Jong Un, madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxaa uu ku faanay inuu shirkaasi guuleystay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibad-bax Ka Socda Isgoyska KM4 Iyo Xabado Dhacaya Waxaa istaagtay isu socodka gaadiidka ee agagaarka isgoyska KM4 kadib markii ay halkaasi dibad-bax u xirteen darawallada Mooto Bajaajta. Ciidamada ammaanka oo goobta ku sugan ayaa isku khilaafay qaabka loola…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Burburiyay Dhismaha Piazza Libera ee Ceelgaabta Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta amray in la burburiyo dhismaha Piazza Libera ee Ceelgaabta bacdamaa goobtaas ay tahay mid dan guud…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kadib Furitaanka Kullamada Baarlamaanka Galmudug, Akhriso Ajendayaasha Horyaalla Shalay waxaa magaalada Cadaado ka furmay kalfadhiga 7aad ee baarlamaanka Galmudug, iyada oo ay hoolka joogeen illaa 39 xildhibaan. Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo daah-furay iyo guddoomiyaha baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Xoogga Dalka: 25 Ayaan Ka Dilnay Al-shabaab Sida ay qortay warbaahinta xoogga dalka, Ciidamadooda oo kaashanaya kuwa Jubbaland iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa la sheegayaa in 25 ka tirsan Al-shabaab ay ku dileen weerar ka dhacay degaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada 2020: Wax Ka Baro Wanaagga Iyo Xummaanta Nooca Doorasho Ee “Proportional Representation” Sida lagu go’aamiyay shirkii amniga ee Baydhabo, Soomaaliya 2020-ka waxaa ka dhaceysa dooraasho nooca loo yaqaano PR ama “(proportional representation-closed list)”. Nidaam-kan doorasho waa nidaam xisbi ah, waa nidaam qof iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump Oo Ka Tacsiyeeyay Komandos Looga Dilay Soomaaliya Mid ka tirsan askarta commandosta Mareykanka ayaa lagu dilay halka 4 kalana lagu dhaawacay weerar lagu qaaday ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya. Weerarka waxaa uu ka dhacay dowlad goboleedka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Filayey Waddooyinka Oo Furma Doorashadii Farmaajo Ka Dib Waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa kala xiran, isu socodka gaadiidka ayaa yaraaday, Basaska iyo Bajaajta ayaa loo diiday inay isaga gudbaan xaafadaha iyo degmooyinka gobolka Banaadir. “ Meel la maro ma…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Heshiika Habka Doorashooyinka Soomaaliya Ee Sanadka 2020-ka Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo 2 maalin socday waxyaabaha lagu heshiiyay waxaa ka mid ahaa habka doorashada la doonayo in Soomaaliya…