Ethiopia Xaggay ku Danbayn Doontaa? Sheeko:Caalamka Dhaqdhaqaaqa dibadbaxyada ka socda Ethiopia waa mid ka mid ah khilaafyada ugu saamaynta badan qaaradda waxa uuna [dhaqdhaqaaqaasi] awood u leeyahay in uu wax ka beddelo siyaasadda Maraykanka ee Geeska… 9 daqiiqo
8 daqiiqo Sheeko:Caalamka Cimilada Siyaasadeed ee Afrika: Sideen u Akhrinaynaa Xil-ka-tegista Isxigxigtay ee Madaxda “aan la loodin jirin”? Afrika. Qaarad laga fidiyay in ay tusaale manhajeed u tahay dibudhaca iyo cawaannimada. Qaarad laga rumaysan yahay in ay summad u tahay saboolnimada iyo saqajaannimada. Qaarad laga faafiyay in aanay…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Sirdoonka Mareykanka Oo Ka Digaya Adeegsiga Telefoonnada Shirkadda Huawei Lix ka mid ah agaasimayaasha Wakaaladaha Sirdoonka Mareykanka ayaa uga digay muwaadiniinta Mareykanka in aysan adeegsan telefoonnada ay soo saarto shirkadda Huawei ee laga leeyahay dalka Shiinaha.Madaxda sirdoonka Mareykanka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cusbada Ka Timaadda Dalka Dibaddiisa Oo Ka Suuq Fican Midda Dalka Beeraleyda waddamada horumaray waxa ay ku tartamaan waxsoosaarka ay ka sameeyaan beerahooda, waxa ayna u suuq geeyaan waddamo badan oo dunida kamid ah. Xoogsatada dalkeenna oo soo saara cusbada dabiiciga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacyaasha Ku Nool Gaalkacyo Oo Ka Cabanaya Xaalado Dhanka Nolosha Ah Kumanaan qoys oo barakacayaal ah isla markaana ku nool duleedka magaalada Gaalkacyo ayaa xilligani ka cabanaya xaaladda nolol xumo oo soo wajahday. Dadkani barakacayaasha ah ayaa waxa ay si kugu…